Shir goor dhawayd ka furmay Xalane oo Wakiillada beesha caalamka uga hadlayan xaaladda Soomaaliya
Feb: 20/2/2021 Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda shir wakiillada beesha caalamka ay uga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed…
Sawirradii ugu quruxda badnaa saacadihii la soo dhaafay ee laga qaaday dunida
Sacuudiga oo Noqday Dalkii ugu horeeyay ee ka Hadla Colaada Muqdisho uguna baaqay dhinacyada wada Hadal..
Feb: 20/2/2021 War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in si dhaw ay ula socdaan Xaaladda…
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland “Dib baan u qiimeyneynaa inaan ka Qeyb galko shirka Muqdisho..
Feb: 20/2/2021 Ayadoo wali aysan caddayn goorta uu qabsoomayo shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday inay…
Golaha Musharixiinta oo Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday farmaajo ku tilmaamay dambiile Qaran
Feb: 20/2/2021 Golaha Musharixiinta ayaa ku timaamay madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday in uu yahay shaqsi ku tuntay sharciga…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada
Feb: 20/2/2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada ay soo…
Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo dalbaday in shirka maamulada lagu qabto xarunta Xalane. Hadii muqdisho imaadaan
Feb: 20/2/2021 Xili lagu waday in uuMagaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada uu ka furmo shirkii…
Maamulka Biden oo isbedal ballaaran ku sameynaya xiriirka Sacuudiga
Feb: 20/2/2021 Toddobaadkan maamulka madaxweyne Joe Biden waxa uu bixiyay tilmaan dheeri ah oo ku saabsan sida…
Tirada dadka COVID-19 ugu dhintay Afrika oo 100 kun dhaaftay
Feb: 20/2/2021 Dadka uu galaaftay xanuunka Karoona ee qaarada Afrika waxay iminka tiradooda kor u dhaaftay 100,000…
Qaramada Midoobay oo dalbatay in la xaqiijiyo nolosha Amiiradda Dubai ee Xiran
Feb: 20/2/2021 Xafiiska arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ka dalbaday in ay…
Saxafiyiinta Somaliya oo dhibaato kala kulma Wararka ku aadan Xiliyada kala Guurka..
Feb: 20/2/2021 Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay ku dhawaad 50 Saxafi Sanadihii la soo dhaafay, ka bilaaw…
Urur goboleedka IGAD oo war cusub kasoo saaray xaaladda cakiran ee dalka, rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho….