Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta oo war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii ciidamada dowladda ku rasaaseeyen banaanbaxayaashii
Feb: 19/2/2021 Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii…
Dagaal ka dhacay xuduuda u dhaxaysa Dalalka Shiinaha iyo Hindiya
.. Feb: 19/2/2021 Ku dhawaad Afar Askari oo kamid ah ciidamada Shiinaha ayaa lagu diley xuduuda ay…
Mareykanka oo Xayirad ku soo rogay in ka badan 43 Sarkaal oo u dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko.
Feb: 19/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu…
Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho
Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho Feb: /19/2021 Ugu yaraan afar…
Qaramada Midoobay “ waxa ay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay
FEb: 19/2/2021 Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada…
Xasan Cali Kheyre “ waxaan ka badbaadnay isku day dil oo la soo qorsheeyay..
Feb:19/2/2021 Xasan Cali Kheyre oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tallaabadaan ay muujineyso…
Madaafiic lagu garaacay Garoonka Muqdisho iyo Diyaaradihii oo is taagay.
Feb:19/2/2021 Waxaa hakad ku yimid shaqadii ka socotay Garoonka Muqdisho, kadib madaafiic ku dhacday garoonka diyaaradaha…
Xaalada isgoyska KM4 oo caadi ku soo Noqotay iyo Ciidamada labada dhinac oo is hor fadhiya..
Feb:19/2/2021 Waxaa Dagan xaalada Isgoysdka KM4 oo Rasaas ay isku waydaarsadeen Ciidamo ay Hogaaminayan Musharixiinta Xasan Cali…
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 202021–Ciidamada Dawladda ayaa weerar toos ah ku qaaday Murashaxiin ay kamid yihiin…
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo baaqday
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Shirkii uu ku baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…
Ciidanka dowladda oo shacabka uu diiday in ay gaaraan taalada dalka jirka
Muqdisho | QOL | February 19 2021–Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan…
Maqaayad ku taala Garoonka Muqdisho oo Rasaas qabsatay dab ka kacay…
Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd dab ka kacay maqayad ku taala afaafka hore ee Garoonka Muqdisho kadib Rasaaas…