Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya oo caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Muqdisho,

Feb: 18/2/2021 Dowlada Soomaaliya ayaa caawa ciidamo gaaraya boqolaal askari soo dhoobtay qaar ka mid ah jidadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamka oo caawa uga digtay Dowlada Somaliya in ay dhibaato ka abuurto Banaanbaxa Bari..

Feb: 18/2/2021  Beesha caalamka gaar ahaan dowladda Mareykanka iyo wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka ayaa uga digay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo, Rooble, Fahad , Sadaq joon iyo Xijaar oo ku kala tagay qaabka loola macaamilayo banaanbaxayaasha Bari..

Feb: 18/2/2021 Waxaa kulan is afgarad waa ah ku soo dhamaaday caawa, kulan u socday Madaxweynaha waqtigiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Raashinkii imaan jiray magaalada Jowhar oo shabaab ku nsoo Rogeen Canshuur

Feb: 18/2/2021 Badeecadihi magaalada Jowhar uga imaan jiray Muqdisho ayaa maalinti toddobaad hakad ku jira, kaddib marki…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde oo caawa la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon

. Feb: 18/2/2021 Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde ayaa caawa  la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Shuute oo Saraakiisha Ciidanka degaanada Galmudug, uga digay inay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyada.

Feb: 18/2/2021 Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo warbaahinta la…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo dhoolatus ku Sameeyay Taalada Daljir Dahsoon.

Feb: 18/2/2021 Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray goobta uu ka dhacayo banaanbaxa weyn ee maalinta berri…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblomaasiyiin ka socota Mareykanka, Britain,Faransiiska iyo Jarmalka oo shir looga hadlayo heshiiskii Niyukleerka Iran ee ku yelanaya Paris

Feb: 18/2/2021 Diblomaasiyiin sarsare oo ka kala socota Mareykanka, Britain,Faransiiska iyo Jarmalka ayaa lagu wadaa in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kaaliyaha Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Somaliya oo sheegtay ‘in lama huraan tahay’ ay tahay in xal kama dambeys ah laga gaaro is-mari-waaga doorashada

Feb: 18/2/2021 Qaramada Midoobay ayaa markale ku celisay walaaca ay ka qabto xaalada dalka, ayada oo aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Prof. Samatar “ Dadka Muqdisho waa inay wadaan Banaanbaxa , illaa ninka buurta fuushan iyo kuwa la shaqeysta uu caqliga uu soo noqdo, Dawo Muuqaal

Feb: 18/2/2021 Siyaasiga caanka ah ee Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Dr. Cabdinaasir “ shirkii aan la yeelanay Wakiilada Beesha caalamka is afgarad ayuu ku soo dhamaaday..

Feb: 18/2/2021 Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa wada cadaadiska ay saarayaan madaxda Soomaalida ee ku aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

dowladda Kenya oo dhageysiga dacwadda badda ka qeybgeli doonta, qaab fogaan arag ah.

Feb: 18/2/2021 Xilli 15-ka bisha Maarso ee sanadkan 2021 loo ballansan yahay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya…