Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamada Dowlada oo Rasaas ku bilaabay Banaanbaxayaashii:

Feb:19/2/2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas ka bilaabatay isgoyska KM4 oo ay ku banaanbaxayeen taagerayasha Mucaaradka gaar ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Muqdisho ka bilaawday Goor dhawayd….

Feb:19/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Muqdisho ka bilaawday  banaanbax uu hoggaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbigaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda Facebook oo dadka Australia ka joojisay Wararkii ay ka heli jireen

Feb:19/2/2021  Tallaabo u muuqata aar-goosi balse layaab ku noqotay dadka reer Australia ayay shirkadda Facebook Khamiisti  uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Muqdisho oo saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin Muqdisho Musharixiinta

Feb:19/2/2021 Xaalada Muqdisho ayaa saakay dagan kadib Weerarkii lagu qaaday  xalay saqdii dhexe Hotelka ay ka daganyihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Carabta

Feb:19/2/2021 Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyneyaasha Maamulada Hirshabelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland oo lagu wado in ay muqdisho soo gaaraan..

Feb:19/2/2021 Waxaa  Magaalada Muqdisho lagu wadaa in ay soo gaaraan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, kadib shir uu ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadooyinka soo gala Xafadaha Hodon, H/wadaag, warta Nabada, Xamarweyne, Xamarjajab Bondhere, warshadaha, taalada Daljirka Dahsoon. iyo kuwa kale oo saakay xiran

Feb:19/2/2021 Waxaa saakay Xiran wadooyinka waawayn ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakad ku jira isku socodka dadka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka muqdisho taagan hareeraha Wadooyinka, waxaana laga laga hortaagan yahay in ay u soo gudbaan dalka jirka Dahsoon

Feb:19/2/2021  Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee Muqdisho, waxaana sidoo kale…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga Soomaaliya oo Weerarkii xalay dusha u saaray Mucaaradka..

Feb:19/2/2021 Xili xalay saq dhexe Weerar lagu qaaday Hoyga ay ka Daganyihiin Muqdisho Madaxweynayashii hore ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan shekh “ wixii xalay dhacay Waxaa Mas’uuliyadeeda qaadanayo Farmaajo oo Raba in uu Xoog ku jooga Villa Somaliya

Feb:19/2/2021 Weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu qaaday Musharixiinta Xasan iyo shariif ayaa waxaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kheyre “ Weerarkii xalay waa bilowga natiijada siyaasadda xukun isku dhajinta ah ee aan ka digeynay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay

Feb:19/2/2021 Waxaa Xalayt Dagaal culus uu ka dhacay Halka ay Daganyihiin Madaxweynayaashii hore ee Somaliya Xasan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal culus oo xalay ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere..

Feb: 19/2/2021 Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada…