Shir ka furmaya magaalada baydhaba oo ay iskugu imaan doonaan Xubno ka socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.
Axad February 14/2/2021 Waxaa Axadda maanta ah lagu wada in magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ay isugu…
Degmada Deyniile oo saakay lagu arkay meydadka seddax qof oo dumar ah oo Rasaas lala dhacay.
Axad February 14/2/2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in saakay lagu…
Odayaasha ka soo Jeeda Dhusamareeb iyo Cadaado oo Heshiis hor dhac ah ka gaaray Dagaalkii Xanan-buurre.
Axad February 14/2/2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray Colaadii deegaanka Xanan-buurre….
Ku dhawad 7 dhalinyaro Sooamaliyeed oo lagu diley gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.
Axad February 14/2/2021 Inta la xaqiijiyey 7 dhalinyaro Sooamaliyeed ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape…
Gaari laga soo buuxiyay walxa Qarxa tuulada Cad-Cadeey gobolka Shabeellada Hoose ay ku qabten Ciidamada Danab
Axad February 14/2/2021 Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in dagaalamayaasha…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump oo ka badbaaday maamuus ka xayuubin
Axad February 14/2/2021 Golaha Senat-ka ee Mareykanka ayaa Sabtidii dambi ku waayay Donald Trump, dacwaddiisii labaad ee…
Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka oo is casilay kaddib iyadoo lagu eedeeyay inuu u hanjabay gabar weriye ah.
Axad February 14/2/2021 Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, TJ Ducklo, ayaa xilkaasi iska casilay maalin uun…
Senate-ka Mareykanka oo lagu wadaa in ay u codeeyaan in Donald Trump uu mas’uul ka ahaa kicinta Weerarkii Capital Hill
Sabti: 13/2/2021 Mudanayaasha Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay u codeeyaan…
Khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho oo soo kordhaya
Sabti: 13/2/2021 Ugu yaraan 3 qof ayaa dhintay todobo kalena way dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa…
Ku dhawad 8 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray.
Sabti: 13/2/2021 gu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka…
xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) oo walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee Jawaar Maxamed iyo saddex qof oo la xiran kuwaas oo cunta ka soomay
. Sabti: 13/2/2021 Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo digniin u diray Hey’addaha Dowladda
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin…