Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda ICJ oo gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala dhexeysa Soomaaliya.

Sabti: 13/2/2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya & dowladda Somalia oo ka hadashay

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ilaalo ka ah meel aan ka fogayn agagaarka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Rasaas ku Furay Gaari uu la socday Imaamka Mudullood iyo Wax garad kale..

Sabti: 13/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Gaari ay la socdeen Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf iyuoo wax garad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Britain oo shaacisay tirada dadka laga tallaalay COVID-19

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Britain waxaa la sheegayaa in ay  dhowdahay  inay gaarto hadafkii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo ka digtay in uu baaqdo shirkii uu iclaamiyay Farmaajo

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo deeq bixiyeyaasha Caalamiga kala hadashay arrimo muhiim ah

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha G.Hiiraan iyo Gudiga Fatahaada Balaweyne Oo Kormeeray Kaliga Waraabole.

Sabti: 13/2/2021 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan iyo Masuuliyeen ka socda maamulka degmada Saraakiisha Ciidamada Dowlada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda muddo xileedkeedu dhamaaday oo markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah daahfurtay diwaangelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha dayuuradaha

Sabti: 13/2/2021 Dowladda Federalka ee Somalia ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sanadood…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo shuruud adag ku xirtay ka qeyb galka doorashada Soomaaliya

Sabti: 13/2/2021 Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo tacsi u diray Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa.

Sabti: 13/2/2021 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray…