Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga Puntland oo shegay inay bixinayaan magta gabadhaasi yar oo 15 sano jir ahayd ee ciidamada ammaanka Puntland dileen..

January 6, 2021   Wasiirka wasaaradda amniga Puntland, Cabdisamad Maxamed Galan oo war qoraal ah soo saaray ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjire Maryan Yaasiiin, Ergayga gaarka ah ee ka hor taga Tahriibka oo ka mid Noqotay shaqsiyaadka Sanadkii 2020 ugu shaqada badnaa, Sawiro

.. MaryanYaasiinXaaji  Yuusuf waa ergayga gaarka ee dawlada Somaliya u qaabilsan xuquuqda Tahriibayaasha Waxay wax badan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo Al-shabaab ku bur buriyeen Ceel Biyood ku yaalla duleedka deegaanka Bacaadweyn.

Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in xalay saqdii dhexe qaraxyo xoog…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Sirdoonka Mareykanka oo sheegtay, in Ruushka u ka danbeeyay, weeraro dhanka internetka ah oo lagu jabsaday kambiyuutarrada

Hey’adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadi sheegtay, in ay u badantahay in Ruushka uu ka danbeeyay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyaro ka welwelsan lacagaha diiwangalinta murashaxiinta baarlamaanka Soomaaliya

Iyadoo todobaadyada soo socda lagu wado inay bilaabato doorashada xildhibaannada barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhalinyaro farabadan waxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Mareykanka oo lagu wadaa inay maanta kulan yeeshaan si ay u xaqiijiyaan guushii uu Joe Biden

Xildhibaannada Mareykanka ayaa lagu wadaa inay maanta kulan yeeshaan si ay u xaqiijiyaan guushii uu Joe Biden…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka lugta oo Maamulka Gobolka Gedo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | January 05, 2021–Taliyaha Ciidanka dhulka ee Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed,Jaeraal Maxamed Tahliil Biixi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug & Wakiilka QM oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka

Muqdisho | QOL | January 05, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali immigrants closer to owning 30-acre farm in Lewiston

January 4, 2021 | LEWISTON, Maine (AP) — A group of African immigrants that leased 30 acres…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS waxay bogaadinaysaa dadaallada Amiirka Kuweyt ee la isugu soo dhawaynayo dalalka Khaliijka

Muqdisho | QOL | Jannaayo 05, 2021 – Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdulaahi Yuusuf: Goormaad Itoobiya maya dhihi doontaa?

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Madaxweynuhu wuxuu haddeer u muuqdaa nin wali ku dhagan xiriirkii uu…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo faah faahisay Go’aankii hubka looga mamnuucay gudaha garoonka Aadan-Cadde

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay…