Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ingiriiska oo Safiir Cusub u soo Magacaawday Soomaaliya

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay bedel ku sameeysay Safiirkii u fadhiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Afghanistan iyo Taliban oo wadahadallada dib u bilaabaya

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Wakiilo ka kala socda dowladda Afghanistan iyo kooxda Taalibaan ayaa dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Maamulka Galmudug oo xabsiga dhigay Guddoomiye degaan

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka Galmudug ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Iskuulada Kenya oo Maanta dib loo furay

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Waxaa maanta oo Isniin ah dib loo furay dhamaan iskuullada waddanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Isfaham horudhac ah oo lagu gaaray Kulamada ka socda Magaalada Garoowe

Muqdisho | QOL | January 04, 2021–Maalmihii la soo dhaafay waxaa kulamo siyaasadeed ay ka socdeen magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia

Isniin January 4, 2021 Dalalka Sudan iyo Masar ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashi dhex mara, islamarkaasina diiradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda Iran, oo ugu baqay Donald Trump inuusan ku dhicin “dabinta Israel

Isniin January 4, 2021 Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Mohammad Javad Zarif ayaa ku booriyey madaxweynaha Mareykanka Donald…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo baahisay magacyada raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka Kenya.

Isniin January 4, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay magacyada iyo muuqaallada raggii fuliyey weerarkii 5-tii Janaayo 2020…

Posted in WARARKA MAANTA

Nancy Pelosi oo mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay xilka Afhayeenka Aqalka Wakiillada

Isniin January 4, 2021 Nancy Pelosi ayaa mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay…

Posted in WARARKA MAANTA

C/QAASIM & TARTANKA MADAXTINIMADA: I DOORO AAN KU DAYACEE!!!

HORUDHAC: Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Marka la eego dhaqdhaqaaqa Madaxweynaha D.K.G.ah C/Qaasim Salaad Xasan, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Dibbada Turkiga oo shegtay in Qaraxii shalay uu u dhintay mar kale Muwaadiniin Turki ah..

Axad January 3, 2021 Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:- Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay in hub lala galo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde?

Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka…