Posted in WARARKA MAANTA

Dhul-gariir xoog leh oo ka dhacay dalka Croatia

Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay 20 kalana ay ku dhaawacmeen, dhul-gariir…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo laga helay kiiski ugu horreyay ee fayraska cusub

Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska,…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo la kulmay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland

Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo badan oo la geeyay degaan lagu dilay Askar farabadan Itoobiya

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay 10-kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay degmada Dan…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir oo dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 100 ruux

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Sudan oo la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul horey u qabsadeen dad Ethiopian ah

Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Donald Trump oo saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu talo-galay in lagu caawiyo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gaaray Garoowe

Waxaa maanta magaalada Garowe ka dagay ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ammaanka magaalada Garoowe oo saakay si aad loo adkeeyay

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku qul qulaya wafuud kala duwan oo kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowlad Degaanka Soomaalida DDS iyo kuwa Ismaamulka Canfarta ee dalka Itoobiya.

Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus,…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banadiraayaa oo si kulul uga hadlay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir

Cumar Maxamuud Maxamed  (Filish)  Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banadiraayaa si kulul uga hadlay  dagaalkii maalmo ka hor  ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Golaha shacabka waqtigooda dhamaaday oo maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho.

Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ee haatan waqtigooda uu dhamaaday ayaa maanta kulan ku leh Magaalada…