Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed oo ku sii jeeda Garowe.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar uu goor…
FBI oo shaacisay qofkii isku Qarxiyay Nashville maalintii ciidda Masiixiga in uu ahaa Anthony Quinn Warner oo 63 jir ah.
Booliska oo baaraya gaari xamuul ah oo saddex qof ku dhaawacay magaalada Nashville maalintii ciidda Masiixiga ayaa…
Gaadhigii Qarxay ee ku sugnaa xerada Nashville maalintii Kirismaska ayaa laga yaabaa inuu ahaa qarax ismiidaamin ah
Gaadhigii qarxay ee ku sugnaa xerada Nashville maalintii Kirismaska ayaa laga yaabaa inuu ahaa qarax ismiidaamin ah,…
Erdogan “ hadan Xiriir la yelano Israel waxan mesh aka saraynaa siyaasadda ku wajahan oo ah “khad cas” oo ay leedahay Ankara.
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu jeclaan lahaa in uu xiriir wanaagsan la…
Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Go’aano culus, xilli banaanbaxyo ay dhaceen
Muqdisho | QOL | December 27, 2020 –Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray…
Kaluumeysato lagu la’yahay Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose
Muqdisho | QOL | December 27, 2020 –Dabeylo xoogan ayaa ka kacay xeebaha gobolka Jubbada Hoose kuwaasi…
Guddiga Doorashooyinka lagu muransanyahay oo War Cusub oo saaray
Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka dalka ayaa soo saaray Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo…
Ciidamada Dowlada Somaliya iyo kuwa AMISOM oo saakay xiray wadooyinka Magaalada Baladweyne
Ciidamada Dowlada Somaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay xiray wadooyinka waa weyn ee ku yaalla Magaalada Baladweyne…
Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Wajahan Magaalada Garoowe
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay…
Gubitaanka qasabka ah ee Sri Lanka loogu gaystay maydka canug yar oo Muslim ah oo 20 maalmood jiray
Gubitaanka qasabka ah ee Sri Lanka loogu gaystay maydka canug yar oo Muslim ah oo 20 maalmood…
Kheyre iyo siyaasiyiin kale oo miisaan siyaasadeed leh oo ku wajahan Garoowe
Magaalada Garoowe Xarunta maamulka Goboleedka Puntland waxaa ku sugan wufuud kala duwan oo intooda badan shalay gaartay,…
Qoys dhan oo aan faro laga qaadi karayn
Apu Sarker ayaa waxa uu muuqaal uu igula hadlayay ku muujinayaa calaacashiisa xilli uu ku sugnaa gurigiisa…