Posted in WARARKA MAANTA

Xuseen Cabdi Xalane “ farmaajo waa dadka Jecel inay bulshada kiciyaan sida banaanbaxyada Teamkii Tayo waa uu ka tagay Dawo Muqalka..

Musharax  Madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane   2021 waxa uu siyaabo kala duwan uga hadlay xaalada Dalka iyo siyaasada dalka Xiligaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo  weerar ku qaaday kolonyo Ciidanka dowladda oo galbinayay gaadiid u rarnaa Ganacsatada Xudur

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar dheerad ah oo ka soo Baxaya qarax xoogan oo jugtiisa laga maqalay inta badan Galkacyo.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Paul Pogba oo sheegaya “in wax walba ay caadi u yihiin” isaga iyo Manchester United..

Paul Pogba ayaa sheegaya “in wax walba ay caadi u yihiin” isaga iyo Manchester United, waxa uuna…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah : Qarax goor dhawayd ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Galmudug ee Koonfurta Gaalkacyo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax goor dhawayd ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Puntland oo yeeshay kulan wadatashi ah

Garowe |QOL |Diseembar 11, 2020 -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Meet Anab Mohamud: Winner of the 2020 Global Citizen Prize: Germany’s Hero Award

Why Global Citizens Should Care: Women’s education and health are both vital elements of achieving the UN’s…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga oo ku tilmaamay Team-ka Agasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka Col Koofi kuwa wax qabtay Sawiro

Muqdisho | QOL | December 11, 2020 – Wasiirka Amniga  XFS Xasan Xundubeey Jimcaal oo shir Guddoomiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Xuseen Cabdi Xalane “ hadii aan ku guuleesto Doorashada, waxan bilaabayaa in dalka aan ku hogaamiyo, Daawo

Muqdisho | QOL | December 11, 2020 – Musharax  Madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane  kana mid ah musharixiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa u sabab ah sara u kaca ku yimaado qiimaha la kala siisto hubka fudud.?

Muqdisho, 10 December [Qaranimo Online] Wararka ka imaanaya suuqyada lagu kala iibsado hubka noocyadiisa kala duwan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska Xaruntii Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Muqdusho | QOL | Diseembar 9, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta iyo Dr Abiy Axmed oo ku kulmay Moyale

Muqdisho | QOL | December 9, 2020 – Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ra’iisalwasaare Dr Abiy Axmed ku…