Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha Laanta 2aad ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Xarigga ka jaray Xarunta Bar-xuduudeedka Raas-Kambooni

.. Agaasimaha Laanta 2aad ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md Ibraahim Xasan Ismaaciil ayaa Xarigga ka jaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Seynisyahankii Iran oo lagu dilay hub meel fog laga hagayay Iiraan oo sheegtay baritaan kadib..

Iran waxay rumeysan tahay in Israa’iil iyo koox mucaarad ah oo dibad joog ah ay adeegsadeen hub…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasinka Waxbarashada G/Benaadir oo lugaha la galay Musuq & eedeymo heysto

Dhalinyaro ka baxday Jaamacadaha dalka oo dhowr bilood ka hor ku guuleystay iney xareeyaan Data-da ama Xogta…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo faragelisay Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –Xubnaha Beesha Caalamka oo bilaabay inay fargeliyaan Arrimaah la xiriira…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ugu baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland in uu is casilo

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –Kaddib markii Maanta uu buuq ku dhamaaday Kulan ay lahaayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay askar lagu helay kufsi & dil

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa Maanta waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan ay lahaayeen Baarlamaanka Puntland oo lagu kala tegay

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –adhiga 19-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuqyada Ganacsiga Garoowe oo saaka Albaabada loo laabay

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo shaacisay sababta ay u soo magacaabi la’dahay Xubnaha Guddiyada doorashooyinka

Muqdisho | QOL | November 30, 2020 –Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha keenay…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar (Cumar finish) oo xariga ka jaray Wadadan laamiga ah oo isku xirta Degmooyinka Xamar Jajab Xamar weyne iyo Shingaani.

Waxaa maanta xariga si rasmi ah looga jaray wado cusub oo laami ah oo laga dhisay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Garoonka kooxda kubda cagta Roma oo laga helay bambaanooyin aan qarxin oo looga tagay xiligii uu socday dagaalkii labaad ee dunida.

Garoonka tababarka kooxda kubda cagta Roma ee ka dhisay caasimada dalka Talyaaniga ayaa laga helay bambaanooyin aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Cabdirashiid Janan oo shegay in uu kulamo qarsoodi ah la qaatay madaxweyne Farmaajo & taliyaha NISA Fahad Yaasiin

Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey…