Posted in WARARKA MAANTA

Mohamed Bin Salman ‘oo xiriirka Israel la sugaya Madaxweyne Joe Biden

Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itooobiya oo sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey

Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadamada Montenegro iyo Serbia oo xaalad adag dhextaalo..

Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda ka dhex taagan wadamada Montenegro iyo Serbia,taas oo hadda mareysay meeshii…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga musharraxiinta kulan xasaasi ah ku leh hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho…

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu kulan deg deg ah uga furmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo, Rooble, fahad iyo Qoor Qoor oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi…

Posted in WARARKA MAANTA

IRAN oo ku eedaysay Israel dilka saynisyahankii la khaarajiyey

Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa ku eedeeyey Israel in ay dishay saynisyahankii ugu sarreeyey khubarada nukliyeerka Iran…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii Saynisyahankii ugu sareeyay Iran

 Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii loo gaystay Saynisyahankii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka itoobiya oo sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray

Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad Maraykan ah oo diiday racfaan Trump u gudbiyey

Maxkamad racfaan oo heer federaal ah ayaa si adag u diiday dacwad [saraakiisha] ololaha Trump ku doonayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha..

Maamulka gobolka Banaadir ayaa diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha ee mucaaradka ah, maalmo kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada Ciidamada oo saakay dishay Dilaagii Maxamed Xaaji Axmed (Macalin Ilkacase)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay inuu dhammaaday dagaalka gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda…