Ku dhawad 49 Alshabaab oo lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe.
Khamiis: January 19, 2023 Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay tiro kalana…
Madaxweynaha Kenya oo shaaca ka qaaday xog ku saabsan dil loo qorsheeyay guddoomiyihii doorashada
Arbaco: January 18, 2023 Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto ayaa jeediyay eedeymo ku aadan la qorsheeyay…
Wararkii ugu dambeeyay ee diyaaradda ku burburtay Ukraine oo ay wasiiro ku dhinteen
Arbaco: January 18, 2023 Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysaa diyaaradda goordhaweyd ku burburtya meel u dhaw…
Madaxweyne ku xigeenka Gambia, Badara Alieu Joof oo ku geeriyooday dalka Hindiya, sida uu shaaciyay madaxweyne Adama Barrow.
Arbaco: January 18, 2023 Madaxweyne ku xigeenka Gambia, Badara Alieu Joof ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya, sida…
Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea oo la xiray kadib markii looga shakiyay in uu si sharci darro ah u iibsaday diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka.
Arbaco: January 18, 2023 Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea ayaa la xiray kadib markii looga…
Nin xaaskiisa madaxa ka gooyey oo 7 sano xabsi ah lagu xukumay dalka Iran
Arbaco: January 18, 2023 Garsoorka dalka Iran ayaa sheegay nin xaaskiisa madaxa ka gooyey oo ay da’diisu…
Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka oo ku heshiiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalinayo.
Arbaco: January 18, 2023 Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ku heshiiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalinayo. Masruucan…
Shirkadda weyn ee dhinaca teknooloojiyadda ee Microsoft oo sheegtay iney shaqada ka Cayrinayso shaqaale gaaraya 10,000
Arbaco: January 18, 2023 Shirkadda weyn ee dhinaca teknooloojiyadda ee Microsoft ayaa sheegtay iney shaqada ka dhimeyso…
Golaha baarlamaanka Pakistan oo uu hoggaamiyo xisbiga Raysal wasaarihii hore Imran Khan oo la kala diray.
Arbaco: January 18, 2023 Golaha baarlamaanka ee gobolka Khyber Pakhtun-khwa ee dalka Pakistan, oo uu hoggaamiyo xisbiga…
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrovoo sheegay iney jirin qorshe dhab ah oo la soo bandhigay oo ku saabsan nabadda Ukraine
Arbaco: January 18, 2023 Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay iney jirin qorshe dhab ah…
Qasaaraha ka dhashay howl-gal ka socda deegaanka Xawaadley iy nawaaxigeeda oo soo kordhaya caawa
Arbaco: January 18, 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howl-gal culus uu ka socda deegaanka Xawaadley…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markii U Horeysay Isu Keenay Lafta-Gareen Iyo Mucaaradkiisa
. Arbaco: January 18, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha…