Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo Jarmalka ka dalbatay taangiyo iney ku deeqdo

Sabti: January 21, 2023    Ukraine ayaa sheegtay iney dooneyso tiro badan oo ka mid ah Taangiyadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan booliska iyo militeriga oo weli ku xiran Braziil

Sabti: January 21, 2023    Wasiirka gaashaandhigga Brazil , José Múcio, ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo talaabo hor leh ka qaaday kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ee Wagner

Sabti: January 21, 2023    Mareykanka ayaa cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogaya kooxda calooshood u shaqeystayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta dowladda Burkina Faso oo sheegtay in lix haween iyo carruur ay koox mujaahidiin ah ka qafaasheen waqooyiga dalkaasi

Sabti: January 21, 2023    Warbaahinta dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay in koox ka koobneyd lixdan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Darawal Waday Hoyadiis iyo Walaashiis oo Lagu Dilay Muqdisho iyo Banaanbax Socd

  Sabti: January 21, 2023    Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isu soo baxyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Lataliyaha wasiirka difaaca Ukraine oo sheegay in xulafada dalkaasi ay su’aalo iska weydiiyaan inay caawinaad millatari siinayaan Ukraine

  Sabti: January 21, 2023    Lataliyaha wasiirka difaaca Ukraine ayaa sheegay in xulafada dalkaasi ay su’aalo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal Culus oo goor dhawayd Ka Qarxay Duleedka Degmada Xarardheere afaafka hore ee deegaanka Jowla..

  Sabti: January 21, 2023    Dagaal  Culus oo ay Garab socodaan Duqeymo ayaa ka Socoda degaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr: Cabdiraxmaan Baadiyow “ 48 sano ka hor , 23 Jinaayo, 1975 waa markii la laayay culumada Somaliyed. Dika culumadaas waxaa la bilowday fikirka xagjirka oo maanta taagan Dowladii militeriga ayaa mas’uuliyadaas iska lahayd.

Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow  oo ah Lataliyaha  Arimaha Dastuurka ee Madaxweyhaha Soomaaliyan, ahna aqoonyahan wax badan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Zelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan

Sabti: Jannaayo 21  2023 Madaxweyne Zelenesky ayaa ku baaqay in dalkiisa si degdeg ah loola soo gaaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay Dr. Fanax oo ahaa nin ku shaqeysan jiray dhqatartnimo ahaana Amniyaadka Alshabaab

. . Khamiis:  January 19 2023 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Sweden oo sheegtay inay wax ka beddeleyso shuruucda muhaajiriinta

. Khamiis:  January 19 2023 Dalalka Yurub waxaa ku soo badanaya xisbiyada midigta fog oo aalaaba ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa lasoo gabogabeeyay xaraash lagu iibinayay boqollaal qalab ah oo yaallay xarunta shirkadda Twitter ee magaalada San Francisco.

. Khamiis:  January 19 2023 Waxaa lasoo gabogabeeyay xaraash lagu iibinayay boqollaal qalab ah oo yaallay xarunta…