Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Zambia oo ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda.

Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema ayaa ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasiadda teleefoonada xaasaskooda….

Posted in WARARKA MAANTA

Nin hubaysan oo 10 qof ku dilay gobolka California ee dalka Maraykanka

Isniin: January 23 2023 California – Nin hubaysan ayaa 10 qof ku dilay magaalada Los Angeles ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Canbaaraysay falkii ka dhacay dalka Sweden ee Kutubka lagu gubay..

Isniin: January 23 2023 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden,…

Posted in WARARKA MAANTA

magaalada Laascaanood oo si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali

Isniin: January 23 2023 Waxaa maanta  magaalada Laascaanood si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha amaanka oo goor dhawayd Xaqiijiyayin lasoo gabagabeeyey weerarkii ay maanta Al-Shabaab ku soo qaadeen xarunta maamulka gobolka Banaadir

Axad: January 22, 2023 Saacado badan kadib dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in lasoo gabagabeeyey weerarkii ay maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax loo adeegsaday qof isku soo xiray Suun oo goordhow ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn xarunta maamulka gobolka Banaadir

. Axad: January 22, 202  Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa goordhow ka dhacay meel aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

. Axad: January 22, 202 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood shalay

. Axad: January 22, 202 Magaalada Laascaanood oo xarunta gobolka Sool waxaa shalay siwayn loogu soo dhoweeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda federaalka oo si rasmi ah ciidamada howlgalka ATMIS ugala wareegtay xerada Maslax oo ku taalla degmada Heliwaa 15 sano kadib

. Axad: January 22, 202 Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ciidamada howlgalka ATMIS…

Posted in WARARKA MAANTA

Dukumeentiyo dheerad ah oo sir ah oo lala xiriirinayo Joe Bide oo laga helay Gurigiisa

Axad: January 22, 202 Lix dukumeenti oo kale oo sir ah ayaa laga helay guriga madaxweynaha Mareykanka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanku oo sheegay in uu dilay 30 dagaalyahan oo katirsan Al-shabaab

Axad: January 22, 202 Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkig oo joojiyey booqasha uu wasiirka gaashaandhigga Sweden uu ku iman lahaa Ankara

. Axad: January 22, 202 Turkiga ayaa joojiyey booqasha uu wasiirka gaashaandhigga Sweden uu ku iman lahaa…