Dab xoog leh oo qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Dahablaha iyo Qasaaraha ka dhashay oo soo kordha saakay
. Axad: January 22, 202 Dab xoog leh ayaa goordhow qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan…
Nin Falastiini ah oo lagu dilay deegaannada sharci darrada ah ee daanta galbeed oo la haysto.
Axad: January 22, 202 Nin Falastiini ah ayaa lagu dilay deegaannada sharci darrada ah ee daanta galbeed…
Canada oo soo cisahatay muwaaddiniin Suuriya uga xayirnaa
Axad: January 22, 202 Canada ayaa oggolaatay inay dib u soo celiso 23 ka mid ah muwaadiniinteeda…
Waxyaabaha lala Fajacay ee loogu tagay dhulkii laga saaray kooxda Al-Shabab
Axad: January 22, 202 Kooxda Al-Shabaab waxaa laga saray magaalooyin waaweyn oo taariikh fog leh oo ku…
Madaxweynaha Galmudug oo Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug kormeer ku tagay fariisamaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Galmudug
Axad: January 22, 202 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee…
Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir oo warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday
Sabti: January 21, 2023 Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u…
War Deg De ah g: Dab xooggan oo goor dhawayd ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan inta u dhaxeyso suuqa Dahablaha iyo suuqa Malabka.
Sabti: January 21, 2023 Waxaa goor dhawayd : Dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha,…
Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo oo laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Sabti: January 21, 2023 Xildhibaanno katirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo kusii jeeday gobolka Gedo ayaa laga celiyay…
Maleeshiyada Al-Shabaab Weerarkii shalay ugu yaraan toddoba askari ku dishay xero ciidan oo ku taalla degmada Galcad xaalada caawa
Sabti: January 21, 2023 Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Jimcihii shalay ugu yaraan toddoba askari ku dishay xero ciidan…
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo degmada Ceeldheer ku soo bandhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab
Sabti: January 21, 2023 Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud…
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo u aaray taliye Tuure kadib Duqaymo ay ku laayeen 50 Al-shabaab
Sabti: January 21, 2023 Mareykanka ayaa war kasoo saaray weerarkii shalay ay Al-Shabaab ka geysatay degmada…
Aabbe laba carruur ah oo uu dhalay dilay oo dil lagu xukumay
Sabti: January 21, 2023 Aabbe laba carruur ah oo uu dhalay si arxan darra ah u…