Erdogan oo u sheegay Sweden inaanay filanin taageerada Turkiga ee xubinimadooda NATO
Talaado: January 24, 2023 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaanay filanin in…
20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal oo u dhashay Dalka ugandha oo booliska ku xireen magaalada Jinja ugadha sida uu ku warramay wargeyska The Monitor.
Isniin: January 23 2023 Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay…
Mid ka mid ah raga ugu awooda badan Alshabaab Mahad Karate oo la sheegay in uu ka tirsanaan jiray Sirdoonkii Somaliya Dowladii kacaanka
Isniin: January 23 2023 Mahad Karate waa mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee ururka…
Xasan shekh “Iskuul markii meel laga dhiso suuli ayaa loo sameeya oo meel biyo laga cabo ayaa loo sameeya, Dugsi Qur’aanka muxuu intaas oo kale u yaalan karin
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in culimada Soomaaliyeed looga…
Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay Deeganka Beer-faarax ee waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug
Isniin: January 23 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in duqeymo cirka ah ay ciidamadu ku garaaceen…
Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso
Isniin: January 23 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha…
Shirka culimada Soomaalida oo ka furmaya Muqdisho iyo shacabka Somaliyeed oo aad u soo dhaweeyay
Isniin: January 23 2023 Waxa magaalada ka bilowdo, shir loogu magac daray shirweynaha culimada Soomaaliyeed, kaas oo…
Israel oo baaraysa dil ciidamadeedu u gaysteen nin Falastiini ahaa oo dhawaan la toogtay
Isniin: January 23 2023 Ciidamada Israel ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aadan dilka nin Falastiini…
Madaxweynaha Burkina Faso oo weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed ah
Isniin: January 23 2023 Burkina Faso ayaa weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed…
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan iyo gabadhii shaaha gadaysay.
Isniin: January 23 2023 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan oo ka hadlayey arrimo la…
Maxaabiistii ku Xirnayd Xabsiga Dhexe Magaalada Laasacaanood oo Xoog ugu Baxay Xabsigaas
Isniin: January 23 2023 Maxaabiistii ku xidhnayd xabsiga dhexe ee Laascanood ayaa qoryaha ka furatay ciidamadii Asluubta…
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo lagu soo dhaweeyay Koonfur Afrika
Isniin: January 23 2023 Dowladda Koonfur Afrika ayaa baahisay sawirrada iyo muuqaal ku saabsan booqashada wasiirk arrimaha…