Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo hakiyay wahadalladii xubinnimada Sweden iyo Finland ee NATO

Arbaco: January 25  2023 Turkiga ayaa gebi ahaabna baajiyay shir saddex geesood ah oo uu la yeelan…

Posted in WARARKA MAANTA

Afar dal oo Yurub ah oo aqbalay in baasaboor Soomaaliga lagu tagi karo Dalkooda

  Talaado: January 24th, 2023  Baasaboorka Soomaaliya ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay u muuqday mid soo xoogaystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda dhaqanka SSC oo kulamo hordhac ah ku yeeshay Magaalada Laascaanood

 Talaado: January 24th, 2023  Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC ayaa leh kulan gaar ah oo ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Uganda oo laga a bilaabay markii ugu horeysay qodista ceelk shidaal

 Talaado: January 24th, 2023  Uganda ayaa maanta oo Talaado ah bilaabaysa qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho oo sheegaya in laga maqlay qaraxyada dhowr hoobiye oo soo dhacay

.  Talaado: January 24th, 2023  Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga maqlay qaraxyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shalay si degdeg ah ugu soo laabtay dalka soona gaabiyay safar shaqo oo ugu maqnaa dalka Kuwait.

Talaado: January 24, 2023  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shalay si…

Posted in WARARKA MAANTA

Aabe lagu magacaabo Bakhtiyaar Guul oo la sheegay inuu nafta dhaafsiiyey oo dilay Gabadhiisa oo 18 jir ahayd

Talaado: January 24, 2023 Aabe lagu magacaabo Bakhtiyaar Guul ayaa la sheegay inuu nafta dhaafsiiyey oo dilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay oo u safraysa dalalka Ghana, Mozambique iyo Kenya, si ay uga wada xaajoodaan horumarinta danaha ay wadaagaan

Talaado: January 24, 2023  Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa toddobaadkan u safraysa dalalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiikh Soomoow Dhamaanteen waxaa nagu waajib ah in aan galno Jihaadka, waxaa rabaa in loo duceeyo dhamaan intii ku shahiiday

Talaado: January 24, 2023 Sheekh Cabdiqaadir Soomow oo shalay  khudbad ka jeediyay furitaanka shirweynaha Culimadda Soomaaliyeed ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Reer galbeedka gaar ahaan maraykanka oo aad uga carooday dhoolatuska Milatari ay Samnaynayaan Ruushka iyo Dalka Koonfur

Talaado: January 24, 2023 Dalka Koonfur Afrika ayaa difaacay xidhiidhka wanaagsan ee kala dhexeeya Ruushka iyo dhoolatuska…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Deg.Cadaado oo sheegay in Kooxo ciyaal weero ah ay ka bilowdeen Magaalada Cadaado.

Talaado: January 24, 2023 Booliska Deg.Cadaado ayaa sheegay in Kooxo ciyaal weero ah ay ka bilowdeen Cadaado,…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal Biixi oo faahfaahin ka bixiyey howlgal shalay lagu laayey Al-Shabaab oo ka dhacay deegaano hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Talaado: January 24, 2023 Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka…