Dad lagu qiyaasay 100 ruux oo lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia
Dad tiradooda lagu sheegay wax ka badan 100 ruux ayaa lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia, oo ah…
Madasha Xisbiyada Qaran oo kasoo horjeesatay qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobollada Waqooyi
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada…
Roobab ka da’ay Muqdisho oo gooyay qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn
Roob mahiigaan ah oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa biyo dhigay inta badan waddooyinka waaweyn oo…
Ruushka oo ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan
Ruushka ayaa ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan, haddii uu soo gaaro…
Soomaali ka qeyb qaadaneysa Gurmadka dhibbanayaasha dhulgariirka kula dhacay Turkiga
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Turkiga ayaa ka qeyb qaadanaya baadigoobka loogu jiro dadka…
Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka Tanzania oo la xiray
Booliiska dalka Tanzania ayaa xiray dhowr axsaabta mucaaradka ka tirsan, oo uu ku jiro hoggaamiyaha xisbiga Chadema…
Bannaabaxyo ka dhan ah Faransiiska oo ka socda dalka ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan dunida
Kumannaan Muslimiin careysan ah ayaa ku hor bannaan baxaya safaaradda Faransiiska ee Indonesia, iyaga oo sita boorar…
Haweeney saacado qaali ah abaalmarin uga dhigtay shaqaalaheeda oo cambaareyn kaddib xilka iska casishay
Madaxii shirkadda boostada dalka Australia ayaa xilka iska casishay kaddib markii ay afar ka mid ah shaqaalaheeda…
Dowlada Sacuudiga oo Muslimiinta caalamka u ogolaatay in ay cimro ku tagaan xaramka
Muslimiinta ajaanibka ah ee ka yimaad dalalka kale ee dunida ayaa markii ugu horraysay muddo dhawr bilood…
Hay’adda maareynta Musiibooyinka dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (AFAD) ayaa shaacisay inuu sii kordhay Khasaaraha ka dhashay dhul-gariirki
Hay’adda maareynta Musiibooyinka dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (AFAD) ayaa shaacisay inuu sii kordhay Khasaaraha ka…
Duufaan Xoogan oo mar kale ku dhufatay dalka Filibiin
. Duufaanta Goni ayaa ku dhufatay qaybo badan oo kamid ah wadanka Filibiin, Waxaa ku dhintay duufaanta…
Hir-Shabeelle oo maanta ka bilaaban doomto diiwaangelinta musharixiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka
Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle uu…