Posted in WARARKA MAANTA

Dood ka dhalatay mar kale Hadal kasoo baxay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo uu ku difaacayay mabaadii’da ku saleysan cilmaaniyadda..

Hadal kasoo baxay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo uu ku difaacayay mabaadii’da ku saleysan cilmaaniyadda ayaa dood…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa kuwee Gobolada Mareykanka ee Codkooda uusan Dhana Jirin ee Loo Tartamayo?

Xili lagu wado in Doorashada dalka Maraykanka loo dareero maalinta bari ah, ayaa waxaa wali isku dhaw…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada dalka Maraykanka oo bilaaban doonta saacadaha soo socda..

Maalinta berri ee Talaadada dalkan Maraykanka waxa ka dhacaya doorashada Madaxtinimada iyo goleyaasha wakiilada iyo senate ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jaamacada Benadir oo dhagax dhigay dhismaha xarun cusub (Sawirro)

Munaasabad lagu dhagax dhigayey dhisme cusub oo lagu kordhinayo Kambaska Prof. Caddow ee Jaamacada Benaadir ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweyne 2021 abdihamiid Adan ahmed oo ka mid Noday Musharaxnixiinta u taagan Xilkaas Sawiro

Xaflad si Wayn loo soo agaasimay oo ay ka soo Qeyb galeen Boqolaal qofood, ayaa shalay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Shuruuc Muhiim ah

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Galmudug ayaa madaxweynuhu ku saxiixay shuruuc muhiim ah…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo xukuumadda kaga digay Musuqmaasuqa

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciga Hanti dhowrka Guud ee Qaranka

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo kaalinta 1aad ka gashay waddamada isla xisaabtan la’aanta danbiyada laga galo warfidiyeenka

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Kismaayo ka dhiseysa xabsi weyn

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbalaand…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Banaanbax looga soo jeedo aflagadadii Nabiga oo ka dhacay Nairobi iyo Ciidanada kenya oo is hortaagay..

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in salaadii Jimco kadib halkaas ay ka bilaawdeen, banaanbaxyo looga…