kabtanka xulkii kubbadda cagta ee Arjentine Messi oo ku biiraya olole lagu caawinayo dadka aragga naafada ka ah ee Itoobiya
Talaado: January 17, 2023 Qoraal la soo dhigay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in kabtanka xulkii kubbadda…
Ciidamada Booliska Muqdisho oo goordhoweyd toogtay nin hubeysan oo la sheegay inuu burcad ahaa
Talaado: January 17, 2023 Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa goordhoweyd toogtay nin hubeysan oo la sheegay…
Wararkii ugu danbeeyey baydhabo iyo tagista Midoowga Musharxiinta
Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo…
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka Ceeldheer
Warsaxaafadeed kasoo bqxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu bogaadiyay howlgalka Ciidanka xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka…
Erdogan oo ka dalbaday Sweden iyo Finland inay u soo gacan geliyaan 130 qof
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kadib…
Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay degaannada lala wareegay kuna dhawaaqay….
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay oo…
Burkina Faso: Kooxaha Islaamiyiinta ayaa afduubtay illaa 50 haween ah
talaado: January 17 2023 Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan dalka Burkina Faso ayaa 12-kii iyo 13-kii…
Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad oo sheegay inaanu jirin wax ku saabsan ‘diiwaanka martida
Talaado: January 17 2023 Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa sheegay shalay…
Saraakiisha Mareykanka oo bilaabay markii labo diyaaradood oo rakaabah ay ku dhawaadeen inay isku dhacaan garoonka magaalada New York
Talaado: January 17 2023 Saraakiisha Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan, kadib markii labo diyaaradood oo rakaab ka buuxan,…
Warar kii Ugu Danbeey Weerarkii Alshabaab ku Qaadeen Xawaadleey iyo Taliyihii Qaybta 3aad oo ku Dhintay
Talaado: January 17 2023 Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo ay…
Dabaal dag ka socda Galmudug kadib Qabsashadii Galcad, Xarardheere Iyo Ceeldheere
Talaado: January 17 2023 Ciidamada milateriga gaarka ah, ee dawladda Soomaaliya ayaa shalay la wareegay magaalada Xarardheere…
Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaaray Hobyo iyo Ciidmada Galmudug Xili Ciidamada Galmudug ay la waregtay Xaradhere.
Isniin: January 16, 2023 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS…