Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Amaro soo saaray

Mogadisho | QOL | August-23-2020-Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen Amaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninkii Adduunka ugu da’da weynaa oo geeriyooday

Mogadisho | QOL | August-23-2020-Nin u dhashay Koonfur Afrika oo la aamminsan yahay inuu ahaa ninka ugu da’da…

Posted in WARARKA MAANTA

MD laftagareen oo Amar siiyay laamaha Amniga Koonfur Galbeed

Mogadisho | QOL | August-23-2020—Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftaagreen ayaa ka hadlay weeraradii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle oo iscasilay

Mogadisho | QOL | August-22-2020-Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa goordhow iscasilay kadib Warqad uu soo saaray….

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Caabudwaaq oo qabtay waxyaabaha maanka dooriya

Mogadisho | QOL | August-22-2020–Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen Degmadda Caabudwaaq…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo la sheegay in uu qorsheeyay qabsashada maamulka Twain

Mogadisho | QOL | August-22-2020-Sarkaal ka tirsan CIA Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Shiinaha ay qorsheysay in labo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay Wakiilka Itoobiya u soo Magacowday Somaliland

Mogadisho | QOL | August-22-2020–Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka cusub ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in la dhimo Ergada dooraneysa Xildhibaanada

Mogadisho | QOL | August-22-2020–War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xil Wareejin ka dhacday Hiiraan

Mogadisho | QOL | August-22-2020–Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa goor dhow lagu qabtay xilwareejinta Guutadda 5-aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay Sababta looga reebay heshiiskii Dhuusamareeb 13-ka Senator ee gobolka Banaadir

Mogadisho | QOL | August-22-2020–Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada Jaadka Kenya oo dalbaday in xadka loo furo si ay u marsiiyaan Qaadka

Mogadisho | QOL | August-22-2020–Xubnaha Golaha Deegaanka Caucus ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dib u furto…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka oo la sheegay in la sumeeyay

Mogadisho | QOL | August-20-2020–Diyaarad sidday siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay ayaa la sheegay in uu…