Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-17-2020–War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu cadeeya mowqifkooda ku aadan ka…
Maamul-Goboleedyada haka wada diideen MW Farmaajo mudo-Kororsigan sharci-Darrada ah!
Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo….
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed
Dhuusamareeb, Ogosto 17, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka…
DEG-DEG:-Qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hoteel ku yaalla xeebta Liido
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday Hoteelka Caanka…
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo maalmahan…
Diyaaradda Turkish Airlines oo dib u bilaabaysa Duullimaadyadii Somalia
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wasaaradda Gaadiidka dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabeys duulimaadyada Caalamiga…
Wasiir Falagle” Dadka Waqtigooda ku imaan waaya Shirka Dhuusamareeb waxaan u aragnaa kuwo diidan”
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa lagu wadaa in uu dhawana ka furo Shir…
Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliland oo toogasho lagu dilay
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wararka laga helayo Degmada Lughaye oo ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan…
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku wajahan Gobolka Gedo
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka waxbarashada xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare ayaa…
Wararkii ugu dambeeyay Wufuud kala duwan oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan, kuwaas…
Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida doorashada oo qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka…
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saddex Madaxweyne maamul goboleed
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…