Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixanaya

Mogadisho  –January 15, 2020—Labada waddan ee ugu dhaqaalaha badan caalamka ee kala ah Mareykanka iyo Shiinaha, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

Mogadisho  –January 14, 2020—Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey

Mogadisho  –January 14, 2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Janeraal Tuuryare oo farriin u direy Madaxda Dowladda

Mogadisho  –January 14, 2020—Janeraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare taliyihii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya xilligii dowladii Madaxweyne Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnihii ugu horeeyey ee Golaha deegaanka Diinsoor oo la doortey

Mogadisho  –January 14, 2020—Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay waxaa Maanta sirasmi ah kaga bilaawday dhismaha Golaha deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda DP World oo ka guuleysatay Jabuuti

Mogadisho  –January 14, 2020—Shirkadda DP World ee laga leeyahay wadanka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa dowladda Jabuuti uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha mucaaradka Liibiya oo ka baxay heshiiskii xabad joojinta

Mogadisho  –January 14, 2020—Taliyaha ciidamada mucaaradka dalka Liibiya Khalifa Haftar ayaa ka tagay magaalada Moosko isagoo aan…

Posted in WARARKA MAANTA

-Senator ka digey in Galmudug loo doorto Madax Mucaarad ah

Mogadisho  –January 14, 2020—Sanoter Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Hir-Shabeelle & Koonfur Galbeed oo shir uga furmay Baydhabo

Mogadisho  –January 14, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Baydhabo Maanta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Kulan u socdo Xildhibaannada Aqalka Sare

Mogadisho  –January 13, 2020—ItGolaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Kulankii 29aad ee Kalfadhiga 6aad ku leh xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Jadwalka doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed oo shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada Itoobiya

Mogadisho  –January 13, 2020—Itoobiya waxa ay May ama June qaban doontaa doorasho baarlamaan, inkasta oo ay jiraan…