Xasan Rooxaani”Iran waxay aad uga qoomamaynaysaa qaladkan musiibada ah”
Mogadisho –January 11, 2020—Ciidanka kacaanka Iran ayaa waxay sheegeen in “si aan ula kac ahayn oo kam,a…
Ergooyin kusii qulqulaya Gaalkacyo ka dib Shirkii Xaaf ku dhawaaqay
Mogadisho –January 11, 2020—Qaar ka mid ah beellaha degaanada maamulka Galmudug ayaa ergooyin u diray Magaalada Gaalkacyo…
Cabsi laga qabo in Al-Shabaab weeraraan Meelo ka mid ah Kenya markale
Mogadisho –January 11, 2020—Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay iney feejignaan dheeri ah ay geliyeen Ciidamada ammaanka…
Suldaankii xukumaayay Cuman 50 sano oo geeriyooday
Mogadisho –January 11, 2020—Dowladda Cumaan ayaa ku dhawaaqday in uu geeriyooday Qaabuus Binu Saciid oo ahaa hoggaamiyihii…
Gudoomiyaha Aqalla Sarre Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay Safiirka Sweden Ujooga Soomalia
Mogadisho –January 09, 2020—Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi Ayaa maanta …
Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeysay wada-shaqeyn la’aan
Mogadisho –January 09, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada…
SAWIRO:-Maxey ka wada hadleen Wakiilka QM & Madaxweynaha Somaliland?
Mogadisho –January 09, 2020—Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi uu…
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jarey dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey
Mogadisho –January 09, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta…
Xaaf oo Dowladda ku eedeeyey inay boob ku heyso Galmudug (War-Saxaafadeed)
Mogadisho –January 09, 2020—Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa markale waxaa uu eedeyn kulul…
Odayaasha Galmudug oo bilaabay soo xulista Xildhibaanada cusub
Mogadisho –January 09, 2020—Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee…
Suldaan Maxamed”Kheyre ayaa iga reebey liiska saxiixayaasha Galmudug”
Mogadisho –January 09, 2020—Weli waxaa jirta cabasho kasoo yeereysa qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug,kuwaas oo…
Xaaf oo qoraal ka dhan ah dowladda u direy Beesha Caalamka
Mogadisho –January 09, 2020—War-saxaafadeedkan soo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wargaliyey Beesha caalamka iyo dowladaha daneeya…