Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamxa oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda oo amray inay la Xisaabtamaan shaqaalada dowladda ee aan shaqada soo xaadirin

. Sabti: DECEMBER 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xamxa Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo digniin u dirayay ciidamada dowladda in qarax kasta oo ka dhaca Muqdisho lasoo marsiiyo baraha koontrool ay ciidamada joogaan

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo digniin u dirayay ciidamada dowladda ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta bartamaha magaalada Paris

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden oo saxiixay xeerka difaaca qaranka Maraykanka

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa maanta saxiixay xeerka difaaca qaranka Maraykanka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Burkino Faso oo dalka ka ceyrisay wakiilka Qaramada Midoobay

Sabti: DECEMBER 24, 2022 —  Dowladda Milateriga ah ee Burkina Faso ayaa bayaan ay soo saartay Jimcihii…

Posted in WARARKA MAANTA

CC Shakuur oo shaaciyey xog ku saabsan sarkaalka billaabay dagaalka Baydhaba ka Bilowday shalay

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Ergeyga arrimaha abaaraha u qaabilsan Madaxweyne Xasan Sheekh, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Barlamaanka Aadan Madoobe oo Cadeeyay Qorshaha laga leeyahay Dagaalka Baydhabo

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe, oo qoraal kasoo saaray dagaalka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Aadan Fargeeti oo Shaaciyay in Ciidamadiisii lagala Waeeegay Aagii Shalay lagu Dagaalamay

  Sabti: DECEMBER 24, 2022  Maxamed Aadan Fargeeti oo ah musharaxa shalay la weeraray gurigiisa magaalada Baydhaba…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal Culus oo Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Degmada aadan Yabaal Alshabaabna laga Qabsaday Degaankaas

Sabti: DECEMBER 24, 2022  Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Baaq loo jeediyay maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Siyaasiyiin hore xilal muhiim ah uga qabtay dowladda Soomaaliya ayaa wada hadal ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin hubeysan oo laba qof ku toogtay bartamaha caasimadda Faransiiska ee Paris

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhaba

Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhaba…