Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo la Wareegay deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe oo Muhiim u ahaa al-shabaab

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa kusii siqaya deegaanka Ruunirgood ee gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

khasaaraha ka dhashay weerar qarax Al-Shabaab ka fuliyeen deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee gobolka waqooyiga Bari ee Kenya.

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qarax loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Gambia oo sheegtay inay fashilisay afgembi militari

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dowladda Gambia ayaa Arbacadii sheegtay inay fashilisay afgambi militari, ayna xireen afar askari…

Posted in WARARKA MAANTA

Laacibka ku guuleystay Koobka Adduunka Messi oo kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxda PSG

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Laacibka ku guuleystay Koobka Adduunka ee Lionel Messi ayaa heshiis la gaaray Paris…

Posted in WARARKA MAANTA

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo dhiggiisa Ukraine ku qaabilay Magaalada Washington

Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Madaxweyne Volodymyr Zelenskiy ayaa u sheegay Congress-ka Maraykanka in kaalmada Ukraine ay tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacad fadhigeedu yahay Muqdisho oo aqoon isweydaarsi ku qabatay Holland [VIDEO NEWS]

Khamiis, 22 December: [QARANIMO ONLINE] Prof. Abdulkadir Basheer & Prof. Florence Morris oo ka mid ah hormuudka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo beeniyay in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Turkiga ay Soomaaliya duqeymo ka fuliyaan

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa ka hadlay dagaalka dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkey Erdogan oo ka jawaabay dhalleeceynta Reer Galbeedka ee ku aadan xayiraadda siyaasadeed ee lagu soo rogay duqa magaalada Istanbul.

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ka jawaabay dhalleeceynta Reer Galbeedka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

TPLF oo ciidamada dowladda Eriteria ku eedeeysay inay weerar ku soo qaadeen

Arbaco: December 21, 2022 Warbixin lagu baahiyey telefishiinka TIgraay oo afka fallaagada TPLF ku hadla ayaa dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kylian Mbappe oo sameeyey arrin layaab leh markii saaka lagu arkay isaga oo ku sugan garoonka tababarka kooxdiisa Paris Saint-Germain

Arbaco: December 21, 2022 Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa sameeyey arrin layaab leh markii saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo Ciidanka dowladda isku soo dhiibay

A.rbaco: December 21, 2022 Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab…