Masuuliyiin Ka Tirsan Puntland Oo Kulan La Qaatay Wefdi Ka Socda Miduwga Yurup
Muqdisho | QOL | May 17, 2019–Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah…
Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle
Muqdisho | QOL | May 17, 2019–Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya…
Hormuud Foundation oo deeq lacageed u qeybisay Qoysas dan yar ah
Muqdisho | QOL | May 17, 2019–Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa magaaladda Muqdisho ugu qeybisay deeq lacageed…
Akhriso:-Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland?
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo…
Ciidamada Amniga oo toogtay nin hubeysan oo askari dhaawacay iyo qof walxaha qarxa ku xiray gaari oo la qabtay
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Ciidamada Amniga ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay nin hubeysan oo…
Qaaraan Lacageed Oo Loo Ururiyey Qaxootiga Ku Nool Xeryaha Ku Yaalla Kenya
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Hoteelka Intercontinental hotel ee magaalladda Nairobi waxaa lagu qabtay Munaasabad Afur…
C/raxmaan C/shakuur “Hadii Madaxweynaha damac kaga jirin muddo kororsi, waa in qodobka 56aad laga saaraa…”
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay…
Akhriso:-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Soo Saaray Go’aanno Cusub
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed…
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Wakiilka Cusub Ee Hey’adda UNICEF Ee Somalia
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi,…
Midowga Afrika Oo Xilliga U Kordhiyey Hawlgalka AMISOM
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) waxay bishan May 9-dii Kulankoodii…
MD Farmaajo Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Shirkii Garoowe Iyo Arrinta Galmudug
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay si adag uga hadlay…
Dadkii Qafaashay Dhakhaatiirtii Kuuba Oo La Sheegay Inay Codsadeen Lacag Madax-Furasho Ah
Muqdisho | QOL | May 16, 2019–Odayaal dhexdhexaadin ka galay Labada Dhakhtar ee u dhashay dalka Kuubaa…