Ciidanka Amniga Oo Xalay Howlgal Ka Sameeyay Duleedka Muqdisho
Muqdisho | QOL | April 08, 2019 –Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Duleedka Muqdisho iyo…
Guddoomiye Yariisow “Siyaasiyinta Stress-Ka Hayo Waa Ka Bi’i Lahaa Hadii Ay Ordi Lahaayeen”
Muqdisho | QOL | April 08, 2019 –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Curmar Cismaan (Eng.Yariisow) oo xalay ka…
Madaxweynaha Jubbaland” jawhareerka ugu badan ee Soomaaliya waa Dastuurka”
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxame Islaam oo maanta daah furey Shirka wadatashiga hay’adaha…
Gudoomiye Cali Gacal Casir oo laga reebay Shirka Garowe
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Waxaa maanta gaaray Magaalada Garowe guud ahaan Guddoonada baarlamaanka maamulada Jubbaland, Hirshabeelle and…
Sawirro:-Wafdi Ka Socda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Dalka Oo Gaaray Garoowe
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad…
Sawiro:-Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Jarmalka Ee Somalia
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah…
Britain Oo Soo Saartay Baasaboor Cusub Oo Uusan Dusha Kaga Qornayn Midowga Europe
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Dowladda Britain ayaa bilowday soo-saarista Baasabooro cusub oo ka duwan kuwii horey loo…
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo U Ambabaxay Mareykanka Iyo Ujeedka Oo La Shaaciyay
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…
Dhismaha Derbiga Kenya Ka Dhisayso Xuduudka Somalia Oo Weli Dhibaato Ka Taagan Tahay
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Markii ay Dowladda Kenya shaacisay qorshaha Dhismaha Derbigaasi waxaa jiray Aragtiyo kala duwan…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Saddex Wasiir
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa…
Sawirro:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad…
Xildhibaan Sheegay In Uu Dacwad Ka Gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaf ku tilmaamay hadal dhiilo…