Shirkadda Isgaarsiinta Dalka Imaaraadka Oo Markii 2-Aad Magaceeda Bedeshay
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –Shirkadda Telefoonadda ee dalka Imaaraadaka ee ETISALAT waxay maanta ku dhawaqaday inay bedesjhay…
Maxay yihiin Caqabadaha hortaagan dhameystirka Dastuurka?
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –Gudoomiyaha Guddiga dastuurka labadda aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa…
Nin Lagu Tuhunsan Yahay Dilka Xaaskiisa Oo La Soo Taagay Maxkamad Ku Taalla Mareykanka
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –C/casiis Keerow oo 45 jir ayaa waxaa shalay la soo taagay Maxkamad ku…
Taliska Ciidamada Dhulka Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Howlgallada Ka Socda Dalka
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –Xaalada deegaannadii ay la wareegeen Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeelada Hoose…
Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Casho Sharaf U Sameeyay Madaxweynaha Jubbaland
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay waxa uu…
Haweeney Soomaali Ah Oo Ku Dhoofi Laheyd Baasaboor Macmal Ah Oo Lagu Qabtay Kenya
Muqdisho | QOL | April 03, 2019 –Haweeney Soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Muna Cabdi Xuseen ayaa lagu xukumay…
QARAX AAD U WEYN OO CIIDAMADA XOOG DALKA SOOMAALIYEED FASHILYEEN
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta maleeshiyada Alshabaab ka xoreeyay deegaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada Hoose. Ka…
Dowladda Belgium oo ku dhawaaqday inay aqoonsatay baasaboorka Shaqaalaha iyo kan Diblomaasiga ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Dowladda Belgium ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah ay u aqoonsatay Baasaboorka…
SAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub
Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed(Amar-dambe) ayaa maanta kulan la…
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Uga Socdo Muqdisho
Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow waxaa kulankoodii 3-aad uga…
Taliska AMISOM Iyo Saraakiisha Ciidanka Kenya Oo La Sheegay Inuu Soo Kala Dhex Galay Khilaaf Xoogan
Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Walaac ayaa la sheegay inay Hawlgalka AMISOM ka muujiyeen Dhaqdhaqaaqa socda ee ay…
Sawirro:-RW Kheyre Oo Wakiil Ka Ah Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Kal-Fadhiga 5-Aad Ee Aqalka Sare
Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,…