Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Cosoble “Guddoomiye Muudey Waa Afduubtay Baarlamaanka Wuxuu Ka Dhigay Dugsi Qur’aan”

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Kadib kulankii Maanta ee Golaha Shacabka ayaa Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble waxa uu eedeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddigii dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray Kooxdii Dabagalka Soomaaliya iyo Eritrea…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Musharx Xassan Xaji”Doorashada Waqtigii Loogu Talagalay Kuma Qabsoomi Karto”

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Iyadoo Ay Doorashada Madxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xiligii Horre Loogu Qabatay Ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay George Conway howlaha horumarinta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa xafiiskiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Cawad Oo Itobia Kulakulmay Xulka Qaranka Soomaaliyeed

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada Koofur Galbeed Oo muddo kordhin sameynaya

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Guddiga doorashada ee Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018.

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Sharad Awgii Ugu Geeriyooday Wabiga Shabeelle

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka geeddi socodka dayn cafinta Soomaaliya

Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti, Nofeembar 13, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida oo ka socda Mooyaale

Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Malleeshiyo ka kala tirsan Soomaalida iyo Oromada wada dega Degaanka Mooyaale ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Shir Muhiim Ah Ka Furay Muqdisho

Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa Maanta daahfuray Shirka Madasha…