Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Jubbaland?
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee…
Xildhibaan Fiqi “Weerarkii Hotel Saxafi wuxuu ahaa shirqool nagula dili rabay”
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda…
Dowladda oo u mahadcelisay dadaalladii Safiirkii Turkiga ee xilkiiso dhammaaday
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku…
Hay’adda Culimada Oo Bayaan Ka Soo Saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Kadib kulamo isdaba-joog ah oo ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed…
Xilli-Kordhin Lagu Sameeyey Cunaqabataynta QM Ee Hubka Iyo Dhuxusha Somalia
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay u codeeyeen in muddo hal…
Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | November 14, 2018 – Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta ku…
Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
Muqdisho | QOL | November 14, 2018 – Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise…
Wasiirka Waxbarashada & Hay’adda DFID Oo Heshiis Kala Saxiixday
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee…
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Madaxda Itoobiya, Jabuuti,Eritrea iyo Somaliya ku kulmayaan Muqdisho.
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ka hadlay Isbeddelka qaabdhismeedka siyaasadda iyo…
Qodobo Ka Soo Baxay Shirka Todobaadlaha Ee Maamulka G/Banaadir
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Magalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho waxaa Maanta lagu qbatay…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Qubrus
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la…
Ciidamada Booliska KGS oo lagu amray in doorashada Maamulkaasi ay dhex dhexaad ka ahaadaan
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbed Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Ciidamada Booliska Maamulkaasi…