Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta maxkamad mar kale la hor geynayo
Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 — Saacaddaha soo socda ee maanta ayaa lagu waddaa in maxkamad ku taalla…
Duqa Muqdisho oo Bulshada Dayniile ku boggaadiyey dadaalladooda Nabadda iyo Is-dhexgalka.
Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…
Musharaxiinta Koonfur Galbeed Oo War Kasoosaaray Doorashada Maamulkaasi
Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 —Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay…
Burcadbadeed Soomaalid ah oo Weeraray doon laga leeyahay Taiwan
Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 —Doon nooca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay Taiwan ayaa sheegtay in ilaaladeeda…
Duqa Muqdisho “ waxaa bilowday Ololihii Xoolaha looga nadiifinayay Jidadka Caasimadda”
Muqdisho, Nofeembar 07, 2018 — Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo…
Shariif Xasan oo is-casilay kana haray DOORASHADA madaxweynaha K/Galbeed
Baydhabo | QOL | November 7, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan…
Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga
Muqdisho, Nofeembar 07, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda…
Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta soo bandhigay Qorshayaal lagu hormainaayo Muqdisho.
Muqdisho, Nofeembar 07, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa…
The Banadir Regional Administration has today presented it’s plans to develop the Capital city
Mogadishu, November 7th , 2018 — The Mayor or Mogadishu & the Governer of the Banadir Region…
Kulankii Golaha Shacabka Oo Maanta Kooram La’aan U baaqday
Muqdisho | QOL | November 7, 2018, 2018 – Kulan lagu waday in ay maanta ku yeeshaan…
Shirka Wasiiradda D/goboleedyadda oo Furmay iyo Axmed Madoobe oo eedeeyay DFS
Muqdisho | QOL | November 7, 2018, 2018Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa furay…
Gudoomiye Yariisow oo AMISOM kala hadlay dadkii ay dileen
Muqdisho | QOL | November 7, 2018, 2018 Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…