Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Galmudug oo ansaxiyey degmooyin cusub

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo wehlinaayo Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Cali…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse “ Dalku wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya…

Posted in WARARKA MAANTA

Janeraal Tareedisho oo Risaala u faah faahiyay degaannada lala wareegay

Janeraal Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa Risaala u sheegay in ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Taliska Mareykanka ee Afrika oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka wasaaradda amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe), ayaa Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo Maanta howlgal kula wareegay degaanka Cadcadeey

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta Ururka Al-Shabaab  kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubbaland oo Maanta dil toogasho ku fuliyay Askar dil geysatay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu wado inay kulan gaar ah ka yeeshaan cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya la saaray 1992-dii,

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay kulan gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalada dhowaan la xoreeyey magaalada caanka ku tahay Qaraha

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Markii madaxweynaha Ukraine uu booqday magaalada dhowaan la xoreeyey ee Kherson waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwayne Xasan sheikh oo Gudoomay Dhambaal uga yimid dalka Suudaan

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Macalimuu “Hakad uu galo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, waxeey siineysaa fursad ay dib isugu urursadaan

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac horleh…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan la isku canaantay oo dhexmaray Madaxweynaha Shiinaha iyo Raisal Wasaaraha Canada

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku canaantay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Jamhuuriga oo ku guuleystay aqlabiyadda Golaha Wakiillada

Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Aqalka Congress-ka Maraykanka Arbacadii, taas oo dejinaysa…