Dowladda Soomaaliya oo joojisey in shaqaale Soomaaliyeed dalka laga dhoofiyo
Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi-ahaanba joojisey in shaqaale…
Gabadh cadaan ah oo Canada ku dishay gabadh Soomaaliyeed oo xabsiga laga sii daayay
Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Soomaalida dalka Canada ayaa dalbanaya inay caddaalad hesho gabar Soomaali ah oo billowgii…
Ganacsatada xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago baad ah
Khamiis: NOVEMBER 17, 2022 Ganacsatada xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago…
Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo kala wareegeen xoogaga Al-Shabaab Deegaano hor leh Hiiraan
Khamiis: NOVEMBER 16, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ciidanka dowladda iyo kuwa…
Wasiir Muqtaar Rooboow” Nolol majirto hadaan Ammaan la helin”
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in…
Laamaha Amniga Beledweyne oo goob fagaaro ah ku burburiyay waxyaabaha maanka dooriya
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka…
Guddoomiye Cali Jeyte oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim…
Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday Shabeellaha Dhexe
Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa billaabay abaabulka inay qeyb ka noqdaan howlgallada ka dhanka…
kalluumeysi la saxiixatay Shirkad Shiines ah
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga…
Hay’adda Qaramada Midoobay oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay saamayn weyn ku yeelatay caafimaadka
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Hay’adda sanduuqa dadweynaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNFPA ayaa warbixin…
Qorshe la doonayo in dugsiyada qaar ee Koofur Afrika looga sameeyo musqulo ay wada gali karaan wiilasha iyo Gabdhaha
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Koox koofur Afrika ah ayaa bilowday codsiay kaga hortagayaan qorshe ay wadato waaxda…
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis is-afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa…