Madaxweyne Gaas oo markii ugu horaysay qiray in la kordhiyey khidmada dekadda Boosaaso
Muqdisho | QOL | Disembar 2, 2017 – Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramay…
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho | QOL | Disembar 2, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo…
War Saxaafadeed: Soomaalida ku xanniban dalka Liibiya
War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Tr. December 01, 2017 Muqdisho – Soomaaliya Ka dib markii Madaxweynaha Jamhuriyadda…
Akhriso:– Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha adduunka 2018 Ee Ka Dhici Doona Dalka Ruushka
Muqdisho | QOL | December 01, 2017–Xaflada isku aadka tartanka ciyaaraha adduunka 2018 ayaa goordhow lagu dhowaaqay…
Kenya Oo Xukun ku Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay Al-shabaab.
Muqdisho | QOL | December 01, 2017—Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30…
Maalinta AIDS-ka Aduunka Oo Maanta Muqdisho laga xusay
Muqdisho | QOL | December 01, 2017—-Munaasabadda Xuska maalinta AIDS-ka aduunka ee 1-da December oo ay si…
R.W Ku Xigeenka Oo Dib ugu Soo Laabtay Dalka
Muqdisho | QOL | December 01, 2017—–Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed…
Madaxweynaha Zimbabwe Mnangagwa Oo magacaabay Gole Wasiiro Oo ay ku jiraan Milatari
Muqdisho | QOL | December 01, 2017—–Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha…
Sawiro:-Sheekh Muqtaar Roobow Oo Ka Degay Magalada Baydhaba
Baydhabo | QOL | December 01, 2017—–Garoonka Diyaradaha Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed…
Galmudug iyo Ahlusuna Oo heshiis hordhac Ku gaaray dalka jabuuti.
Muqdisho | QOL | December 01, 2017—–Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti…
Wasiirkii Labaad ee Hirshabeelle oo is casilay iyo Kulamo ka soconaya Jowhar.
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 –Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec oo ahaa Wasiiru Dowlihii Amniga & Dhaqancelinta Hirshabelle…
Dood cilmiyeed looga hortagayo fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 – Dood cilmiyeedkaan looga hadlayey ka hortaga fikirka Xagjirka ah oo lagu…