Deg Deg – Golaha xukuumadda federaalka oo xilalkii ka qaadey taliyaashii nabad sugidda iyo booliska
Qaranimo – October 29 – Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka…
Meydka Madoobe Nuunoow Oo laga Dejiyay Baydhaba
Baydhabo | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Meydka Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladaha hoos ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Madoobe…
Lataliyaha Madaxweynaha Dhanka Siyaasada Oo Ku Baaqay In Latoogto Ragii Lagu Sooqabtaya Weerarkii Shalay
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku taliyay…
Dawlada Kuwait Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqday In Somaliya laga Gacansiiyo Ladagaalanka Al Shabaab
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —War saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kuwait ee Khaliijka Carabta ayaa si…
Sawiro:-Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo Iminka Ka furmay Muqdisho .
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Waxaa goor-dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ka furmay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul…
R. Wasaare Kheyrre oo kulan Deg Deg ah Isugu yeeray Golahiisa Wasiirada.
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Xasan Cali Kheyrre Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah…
Maxaa Ka Taqaan Taariiq Noleleedka Marxuum Madoobe Nuunoow Maxamad ?
Taariikhda dhalashada 1948 Goobta Dhalashada Diinsoor Gobolka Dhalashada Bay Shaqadda Siyaasi Sooyaal Kooban:…
Qaraxii Ka Dhacay Hotelka Naasa-hablood Oo Saameyn ku yeeshay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa M/Gobaleedyada Ugu Furmilaah Muqdisho .
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Wafdiga Madaxweynayaasha…
Mareykanka iyo QM oo ka hadlay Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood 2
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —War Qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa…
Wasiirka Amniga Oo Sheegay In Ragii Dagalamey Qaarkood Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay…
Madoobe Nuunoow Oo Ka mid Noqday Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Naasahablood 2
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee…
Farmaajo Oo Ka Hadlay Weerarka Hotel Naasa Hablood Two
Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku…