Turkiga oo beeniyay in uu Soomaaliya ka hirgalisay saldhig Militiri
Muqdisho | Maarso 30, 2017 (QOL) Danjiraha Dowladda Turkiga u jooga Somaliya, Ambassador Olgan Beker ayaa hadalkaasi ku…
Faah Faahino dheerad ah oo laga helayo madaaficiidii maanta ku soo dhacaday nawaaxiga Madaxtooyada Dalka
Muqdisho | Maarso 30, 2017 (QOL) – Duhurnimadii maanta saacadu marka ay aheyd 12:30-PM ayaa la maqlay Madaafiic,…
DEG DEG :Shil Gaari Oo Iminka Ka Dhacay Mudug
March 30 (QOL)—Shilkan ayaa waxaa ku dhintay Hal Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale,…
DAAWO SAWIRADA :Boqorka Jordan Oo Lakulmay Madaxweene Farmaajo
March 30 (QOL)— Boqorka Jordan ayaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Farmaajo, isagoo balan qaaday in Boqortooyada Haashimiga ah ee…
DHAGAYSO:Madxweenah Maamulka Hirshabele Oo Shaciyay In Uu Maamulkiisu Uu Ka ARrimyoDagamooyin Hoosyimaada G/Banaadir
Cali Cabdulaahi Cosoble, ayaa sheegay xaafaddo ka tirsan Degmooyinka Heliwaa iyo Kaaraan inay ka tirsan yihiin Maamulka…
DAAWO SAWIRAD :Ra’iisul Wasare Kheyre Oo Casha Sharaf U Sameyay Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya
Casho sharafta ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan…
DAAWO: Daahir Amiin Jeesoow rabshadii uu ka abuuray fadhigii golaha baarlamaanka iyo habkii loola dhaqmay !
https://www.youtube.com/watch?v=rFs6H_1gl_k&feature=youtu.be
Drs Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay kadib ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub
Muqdisho | Maarso 29, 2017 – Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka, Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro…
Press Statement on the 28th Ordinary Summit of the Arab League
Amman | 29 March, 2017- President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abduallahi Farmaajo, in a…
Golaha wasiirada RW Khayre oo la dhaariyay
Muqdisho | Maarso 29, 2017 – Iyadoo manta ay aheeyd maalintii la horgeeyay golaha wasiirada ee uu…
Madaxweyne Farmaajo: “Waa inaan mideynaa dadaalkeenna si looga gudbo caqabadaha horyaalla dunida Carabta”
Cammaan | 29 Maarso, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya…
Boqorka Jordan oo eedeeyay Israa’iil Kadib markii uu furmay Shirkii Jamacada Carabta
Anan, Jordan | Maarso 29, 2017 – Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Cammaan ee Boqortooyada Jordan…