dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan oo sababo caafimaad uga qeybgeli doonin shir Carbeed
Axad: OCTOBER 23, 2022 Bayaan kasoo baxay madaxtooyada dalka Algeria ayaaa lagu sheegay in dhaxal sugaha Sucuudiga…
Rishi Sunak oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha xiga ee Britain.Sunak
Axad: OCTOBER 23, 2022 Rishi Sunak ayaa ku dhawaaqay inuu u taagan yahay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha…
Wasiiradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaliya oo magacowday guddi ka soo talo bixiya dib u hawlgalinta Shirkaddii diyaaradaha ee Soomaali Airlines.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Wasiiradda gaadiidka iyo duulista hawada dowladda federaalka ah ee Soomaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal…
Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa dhaqaala lacageed waxa ay ugu deeqday Dr Xabeeb.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa dhaqaala lacageed oo gaaraya $15,000 waxa ay ugu…
Ciidamada Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Xalay Saqdhexe Weerar ku Qaaday Saldhiga Qaayib ee Alshabaab
Axad: OCTOBER 23, 2022 Waxaa lugu soo waramayaa in saaka salaadii subax la weeraray saldhig ay Shabaabku…
War Deg deg ah: Weerar ku billowday qaraxyo iyo Dagaal toos ah oo haatan ka socda Hotel Tawakal KISMAAYO
Axad: OCTOBER 23, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo goordhow…
Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo duqeymo xoogan ku garaaceen deegaanka Masaajid Caliguduud ee gobolka Sh.dhexe.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka…
Xi Jinping oo markii saddex noqday hoggaamiyaha Shiinaha
Axad: OCTOBER 23, 2022 Xi Jinping ayaa markii saddex noqday hoggaamiyaha Shiinaha kadib kulan toddobaad socday oo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo u hambalyeeyay Xi Jinping oo markii saddexaad loo doortay hoggaamiyaha Shiinaha
Axad: OCTOBER 23, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u hambalyeeyay Xi Jinping oo markii saddexaad loo…
Nin Muslim ah oo u dhashay Hindiya oo maxkamad ka dalbaday inay difaacdo diinta Islaamka
Axad: OCTOBER 23, 2022 Nin Muslimi ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa maxkamad ka codsaday inay…
Ruushka oo weli sii wado gantaallada uu ku garaacayo xarumaha korontada ee Ukraine
Axad: OCTOBER 23, 2022 Ruushka ayaa weli duqeymo ka geysanayaa bartamaha iyo galbeedka Ukraine xilli uu sii…
Mas’uuliyiinta dalka Tanzania oo la daalaa-dhacaya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer Afrika ee Kilimanjaro.
Axad: OCTOBER 23, 2022 Mas’uuliyiinta dalka Tanzania ayaa la daalaa-dhacaya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer…