Dibadbaxyo looga soo horjeedo reer galbeedka oo Itoobiya ka dhacay
Axad: OCTOBER 23, 2022 Isu soo baxyo lagu taageerayo xukuumadda ayaa ka dhacay dalka Itoobiya, waxaana lagu…
Ruushka oo duqaymo la beegsaday xarumaha tamarta ee Ukraine
Axad: OCTOBER 23, 2022 Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo…
Taliban oo howlgal ku dishay xubno ka tirsan Daacish
Axad: OCTOBER 23, 2022 Afhayeen u hadlay maamulka Taliban ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka ee Taliban ay…
Fatahaado xoogan oo xalay fiidkii ku soo rogmaday khasaarana dhaliyay oo go’doomiyay magaalada Qardho
Axad: OCTOBER 23, 2022 Fatahaado xoogan ayaa xalay fiidkii ku soo rogmaday magaalada Qardho ee maamul-goboleedka Puntland,…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo Isbeddelka Cimilada & Abaaraha uga qeyb galaya Jabuuti
Axad: OCTOBER 23, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar…
40 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilayo Mareykanka
Sabti: October 22, 2022 Sannadahan dambe waxaa sii badeyneysay tirada tahriibeyaasha Soomaalida ah ee ku wajahan dalka…
Ciidamadii Xorayn lahaa Degmada Ceelbuur oo goor dhawayd u dhaqaaqay halkaas
Sabti: October 22, 2022 Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal…
DEG DEG: Ciidamada Beesha ABGAAL oo La Wareegay Degaanka Masjidka Cali Gaduud
Sabti: October 22, 2022 Ciidamada Beelweynta Mudullood ayaa hadda la wareegay deegaanka Masjid Cali Guduud oo ah…
Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale oo gaaray degmada Maxaas
Sabti: October 22, 2022 Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta…
Qoyska Wasiir Cabbaas Siraaji oo ka hadlay xukunka lagu fuliyay ninkii wiilkooda dilay Ceydiid amaana u jeediyay Madaxweyne xasan
Sabti: October 22, 2022 Qoyska Allaha u naxariiste wasiirkii hore ee howlaha guud iyo dib u dhiska…
Madaxweynaha Puntland oo wefdi uu hoggaaminaayo Mustafe Cagjar ku soo dhaweeyay Magaalada Garoowe
Sabti: October 22, 2022 Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Itoobiya DDS Mudane Mustafe Muxumud…
Raysalwasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo muddo shan sano ah laga ganaaxey siyaasadda
Sabti: October 22, 2022 Guddiga doorashada Pakistan ayaa maanta oo jimco ah go’aamiyay in ra’iisul wasaarihii hore…