Xabaal wadareed looga shakiyay inay ahaayeen muhaajiriin Itoobiyaan ah oo laga helay dalka Malawi
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 — Dowladda Malawi ayaa waqooyiga dalkaasi ka heshay xabaal wadareed ay ku jiraan…
Gobolka Tigray oo uu saameeyay dagaalkii labadii sano ee la soo dhaafay, oo dad badan oo ku noolaa waxay u dhimanayaan daryeel la’aan.
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Gobolka Tigray oo uu saameeyay dagaalkii labadii sano ee la soo dhaafay, ayaa…
War kasoo kordhay nin Soomaali ah oo dad ku dilay Jarmalka
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Nin Soomaali ah, ayaa dad ku laayey dalka Jarmalka. Ninkani, ayaa haatan waxaa…
Dhaawacyada qaraxyadii Jalalaqsi & Buula-burte oo la keenay Muqdisho
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyey 17 ruux oo kamid ah dad…
Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…
Madaxweynaha JFS oo la kulmay Wasiirrada waxbarashada dalka
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay…
Madaxda Hiiraan iyo xildhibaano qiimeynaya khasaaraha gaarey buundada Buula Burde
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Waxa weli go’an buundada magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan oo shaley la qarxiyey….
Human Rights Watch oo ku baaqday in xayiraad iyo cunaqabateyn hubka ah lagu soo rogo Itoobiya
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa Arbacadii ku baaqday in cunaqabateyn…
Jarmalka: Wiil Soomaali ah oo laba qof toorey ku dilay
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Wiil Soomaaliyeed ayaa laba qof toorey ku diley magaalada Ludwigshafen oo ku taalla…
Madaxweyne Putin oo xaalad dagaal ku soo rogay gobollada Ukraine ee Ruushku qabsaday
Khamiis: OCTOBER 20, 2022 Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo lagu soo…
Wasiirka Duulista Hawada Oo La Kulantay Guddiga Shirkadaha Diyaaradaha Dalka
Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta…
Bandhigga Guulaystayaasha Soomaaliyeed oo ay so agaasintay Hormuud Telecom oo maantay ka furmay magaalda Muqdisho
. Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Munaasabad ay si heer sare usoo agaasintay shirkadda Hormuud telcom looguna magac…