Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo ku baaqay in dadka rayidka ah laga saaro Magaalada Kherson ee dalka Ukraine

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Taliyaha cusub ee Ciidamada Ruushka ee hoggaaminaya dagaalka Ukraine, General Sergei Surovikin ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda FS oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambaysay ee IMF

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha degmada Matabaan oo deeq kala duwan gaarsiiyay degaanka Moqokori

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay degaannada Jiciboow iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan.

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Horumarinta Xanaanada Xoolaha Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Shirkan oo uu shir guddoominayey Wasiirka Xananada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Dalkaas

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isaaq  ayaa maanta la kulmey…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsatada Islii oo rajeynaya inay dowladda William Ruto wax ka qabato sicir-bararka Kenya

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Baarlamaanka Dowladda Kenya ayaa su’aalaha la xiriira kalsooni siinta waydiinaya xubnaha Golaha Wasiirada…

Posted in WARARKA MAANTA

Australia oo dib uga laabatay in Qudus tahay Caasimada Israel

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Dowladda Australia ayaa sheegtay in hadda aysan Qudus u aqoonsanayn caasimadda Israa’iil. Go’aankaas waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada Cusub ee Sweden oo lagu Dhawaaqay Akhriso Liiska Wasiirada

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ulf Kristersson, ayaa dhawaan loo magacaabay Raisal Wasaaraha cusub kadib markii uu helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo burburiyay boqolkiiba 30 warshadihii korontada ee Ukraine hal toddobaad gudaheed

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ruushka ayaa bur-buriyay Boqolkiiba 30 Warshada korontoda sida ay ku warameyso Dowlada Ukraine….

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo Hawada ka Qabtay Labo Diyaaradood oo Ruushka ah Meel dhow Alaska

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Diyaaradaha F-16 ee Maraykanka ayaa ka qabtay hawada caalamiga ah ee Alaska meel…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda Galmudug

Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay…