Faroole oo ku soo baxay Xubinimada Aqalka Sare ee Puntland
Muqdisho, October 20, 2016: C/raxmaan Maxamed FarooleMadaxweynihii hore ee Puntland, ayaa goor dhow ku guuleystay xubinimada Aqalka sare…
DEG DEG: Cumar C/rashiid oo ku guuleystay kursigii u horeeyay Aqalka sare ee Puntland
Muqdisho, October 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha xilka haya, ayaa ku guuleystay kursigii 1aad ee…
RW ku xigeenka oo gudoomiyay shirka horumarinta iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL | October 19, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Somalia: Somali Pirates Holding Five Kenyans, 39 Seafarers for Ransom, UN Chief Says
Muqdisho, October 19, 2016: By Kevin J. Kelley Pirate gangs in Somalia are believed to be holding five…
RW ku xigeenka oo gudoomiyay shirkii joogtada ah ee 3 biloodka ah ee labada mashruuc CIP iyo SIP oo farsamo ahaan ay ka taageeraan dowladda Soomaaliyeed Baanka aduunka iyo UNDP.
Muqdisho, October 19, 2016: Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay…
DAAWO: Waraysi Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdiraxmaan Caynte
https://www.youtube.com/watch?v=F4ptoyDCqSc&feature=youtu.be
RW ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay shir looga hadlayay mashruca tayenta shaqaalaha dowladda
“Maamul aan aheyn Hirshabelle kama shaqeyn doono gobolka Hiiraan”
Muqdisho, October 18, 2016: Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, oo saxaafadda kula hadlay Beledweyne ayaa soo…
Xiisad ka taagan magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, October 18, 2016: Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladu…
DFS oo la timid Qorsho lagu qaado canshuurta gaadiidka
Muqdisho, October 18, 2016: Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti, Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in…
Madaxweynaha oo u hambalyeeyey madaxda cusub ee maamulka Hirshabeelle.
Mogadishu, 17 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay…