Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir

Muqdisho 17 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamka oo walaac ka muujisay in xubno taariikhda k u leh colaado iyo dembiyo, loo soo magacaabo baarlamaanka

WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH Muqdisho, October 17, 2016: Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleed ka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlu-sunna oo eedeysay Maamulka Galmudug

Muqdisho, October 17, 2016: Cali Bashiir Faarax “ Cali Baashi “, Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan Shiikh Aden oo M/weyne isku soo sharaxayo maanta.

Muqdisho, October 17, 2016: Warar muhim ah oo aan helnay ayaa xaqiijinaya in maanta lagu wado in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

QudbadahaTartamayaasha Madaxtinimad Hirshabeelle oo goor dhow bilaabatay

Muqdisho, October 16, 2016: Waxaa goor dhow hoolka shirarka ka bilowday khudbadihii tartamayaasha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

War saxaafadeed – Hannaanka Doorashooyinka 2016

Mogadishu, 16 October 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo dhoweeyey doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug

Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda…

Posted in WARARKA MAANTA

“Cabdi Qeybdiid iyo hoggaamiya kooxeedyadii kale waa in laga saaraa xubnaha aqalka sare”..

Muqdisho, October 16, 2016: Michael Keating,Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa Warqad uu soo saaray waxaa…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Faaliyaha Qaranka 15 10 2016

Posted in WARARKA MAANTA

KOOXDA JUBBA EE ATLANTA OO GUULO KU TALAABSATAY YM

ATLANTA, GA | QOL | October 15, 2016 – Tartamo Isboorti ee ka socda Magaaladda Atlanta oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhamadu Buhari oo u sheegay xaaskiisa in ay jikada ku ekaato

Muqdisho, October 15, 2016: Muhamadu Buhari,Madaxweynaha Nigeria, ayaa u sheegay xaaskiisa Aisha Buhari inay jikada ku ekaato, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox qorsheynaysay inay weeraraan dhismo Soomaalida ku badantahay oo la qabtay

Muqdisho, October 15, 2016: Ciidaanka FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtay saddex nin oo qorsheynayay in weerar bam…