“Wasaaradda A. Gudaha waxay ku mashquulsan tahay kaarar bixinta odayaal faalso ah”
Muqdisho, July 25, 2016: Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed eeSoomaaliya, ayaa ku…
Wafdi ka socday Booliiska Maraykanka oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho, July 24, 2016: Wafdi ka socotay Boliska dalka Mareykanka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxa ayna ay…
Askarta DFS ee Muqdisho oo digniin la siiyay
Muqdisho, July 24, 2016: Maamulka gobolka Banaadir ayaa cadeeyay in ay tilaabo qaadi doonaan askarta wadooyinka dhigta jidgoysyada, kuwaas…
NISA oo qabatay gaari waxyaabaha qarxa la soo buuxiyay
Muqdisho, July 24, 2016: Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa xalay qabatay gaari waxyaabaha qarxa ka…
Ilaalada gaarka ee madaxtooyada Turkiga oo la kala diray
Muqdisho, July 24, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Turkiga ayaa sheegay in la kala diray Ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada,…
Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo qarax ka badbaaday
Muqdisho, July 23, 2016: Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah Gudoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, ayaa ka bad baaday…
Dulmiga Dahsoon: Dhibkii Garay Saynab Subciyow
Muqdisho, July 23, 2016: Dhaca iyo Boobka loo gaysanayo Shacbiga, gaar ahaan kan deggan magaalada Muqdisho oo cid ka…
Al-Shabaab oo arrin aad looga naxay ka sameeyay gobalka Sh/Dhexe
Muqdisho, July 23, 2016: Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa laga sheegay in Xarakada Al-shabaab ay dhibaatooyin…
Qaar ka mid ah Ilaalada Ordugan oo la xiray
Muqdisho, July 23, 2016: Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in xabsiga dhigtay ku dhawaad 300 oo ka mid…
Wasaaradda Amniga oo ka warbixisay dad howl gallo lagu soo qabtay
Muqdisho, July 23, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa faah faahin dheer ka bixisay howl gallo ciidamada ammaanka ka…
Dad gaaraya toban ruux oo lagu dilay magaalada Munich.
Muqdisho, July 22, 2016: Wararka naga soo gaarayaa dalka Jarmalka, ayaa sheegaya in dad gaaraya 10 ruux, lagu…
Shaqaalaha Hey’adda Nile Organization oo bilaabay inay Muqdisho ka baxaan.
Muqdisho, July 22, 2016: Hey’adda Nile Organization, ayaa qaar ka mid ah Shaqaalaheeda ay bilaabeen inay isaga baxaan…