15.000 oo macalimiin iyo shaqaale Turki ah oo shaqadii laga eryay
Muqdisho, July 19, 2016: Tiro ka badan 15,0000 oo isugu jira macalimiin iyo shaqaalaha ka shaqeeya goobaha waxbarashada…
Masar oo hub iyo gaadiid ugu deeqday ciidamada Soomaaliya
Muqdisho, July 19, 2016: Dowladda Masar ayaa dowladda Soomaaliya maanta ku wareejisay hub, gaadiid iyo sanaad ciidan oo loogu…
DOORO: Ali Mohamed Ali for Trustee position TDSB – Ward 1 – July 25
TDSB – Ward 1 – July 25 By-Election for Trustee position. Ad in Somali Language authorized by…
Stranded in Somaliland – Part 1
Yemenis fleeing conflict are taking overcrowded livestock boats across the Gulf of Aden to Somaliland – an…
Is Somalia Ripe For Mass Returns From Dadaab?
Kenya Has Hosted Hundreds of Thousands of Refugees in the Past Two Decades. Now, it Wants Them…
Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika
Muqdisho, 18 July 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu…
Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya
Muqdisho, July 19, 2016: Dowladda Uganda ayaa Guutooyin cusub oo ciidamo ah u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya…
Itoobiya oo dad rayid ah ku laaysay deegaanka Aw-diinle
Muqdisho, July 19, 2016: Wararka na soo gaaray ayaa sheegayaa in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl…
VIDEO: Shaxda iyo qaabkii ay Milateriga u doonayeen in ay u afganbiyaan Dowladda Turkiga
Muqdisho, July 18, 2016:TV-ga Dalka Sucuudiga ee lagu magacaabo Al Carabiya, aya baahiyay shax muujineysa Qaabka ay…
IGAD oo mar kale fashilatay shirki ay la lahayd waxgaradka Hiiraan
Muqdisho, July 18, 2016: Waxaa lagu soo waramayaa in ururka IGAD safar aan horay loo sii shaacin ay…
Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay Gobolka Sanaag
Muqdisho, July 18, 2016: Wararka nooga imaanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in deegaan lagu magacaabo Booda-Cad oo 30-KM…
Wasaarada Maaliyadda DFS ayaa ku qabatay magaalada Nairobi kulan looga hadlayo midaynta dakhliga dalka
Nairobi, 18, July, 2016 – Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro…