Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Sweden oo si rasmi uxaqiijiyey in ULF Kristersson oo ka tirsan xisbiga Moderate Party in ay noqotay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalkaas.

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Baarlamaanka Sweden ayaa si rasmi uxaqiijiyey in ULF Kristersson oo ka tirsan xisbiga…

Posted in WARARKA MAANTA

UNHCR oo sheegtay in ay aad uga xun tahay 100 tahriibeyaal ah oo rag ah oo qaawan oo laga helay xuduuda u dhaxeysa Turkiga iyo Giriigga .

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo dooneysa in ay la wareegto garoonada diyaaradaha ee ku yaalla woqooyiga Tigray

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay la wareegi doonto gacan ku heynta garoomada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka wasaaradda Agaashaandhigga Kenya Aadan Ducaale oo shaaca ka qaaday hantida lacageed ee uu heysto

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Wasiirka magacaaban ee wasaaradda Agaashaandhigga Kenya, Aadna Barre Ducaale ayaa maanta su’aalo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen, Wasiirka Gaashandhiga & Taliyaha Ciidanka Xooga oo ka wada hadlay howlgallada ka socda KGS

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo beeniyey eedo la xiriira Ruushka oo loo jeediyey

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay eedo loo soo jeediyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarunta Villa Somalia ku soo dhoweeyey Xulka 17 jirrada

Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo gaaray magaalada Baydhabo

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Tanzania oo haweenka kula talisay inay yareeyaan dhalmada badan

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Xasan ayaa walaac ka muujisay tirada carruurta faraha badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya oo baaq u dirtay beesha caalamka

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada gobalka Shabeellaha Dhexe

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

 Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad…