Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo sheegay inay diyaar tahay abaalmarinta uu u ballanqaaday xulka Soomaaliya ee 17 jirada
Isniin: OCTOBER 17, 2022 Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo Magaalada Addis Ababa kulan kula…
Ruushka oo diyaarado Drones ah ku duqeeyay goor dhawayd caasimadda Ukraine ee Kyiv
Isniin: OCTOBER 17, 2022 Qaraxyo gaaraya ugu yaraan shan ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv kuwaas…
Shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka furmaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Isniin: OCTOBER 17, 2022 Shir looga hadlayo ammaanka gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maanta…
Dowlada Sweden oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden
Axad: OCTOBER 16, 2022 Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo…
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan Doceed La Yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Uganda
Axad: OCTOBER 16, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalaya shirka…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Dhiggiisa Dalka Turkiga
Axad: OCTOBER 16, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Turkiga Mudane…
Siyaasiyiinta & Bulshada Koonfur Galbeed oo isku raacay dagaal ka dhan ah argagixisada
Axad: OCTOBER 16, 2022 Wasiirada, xilhibaanada, siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed…
Ciidamada iyo dadka deegaanka gobolka Hiiraan oo lagu bogaadiyay ciribtirka argagixisada
Axad: OCTOBER 16, 2022 Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa…
Ciidamo uu Hogaaminaayo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo Alshabaab Degaano Hor leh kala Wareegay
Axad: OCTOBER 16, 2022 Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa arroortii hore ee maanta AS kala wareegay degaano…
Weerar lagu qaaday saldhig Ruushka ciidamo loogu tababarayay
Axad: OCTOBER 16, 2022 Koox hubeysan ayaa 11 qof ku dishay saldhig lagu tababaro ciidamada o ku…
Golaha Amniga Puntland oo shirkoodi kowaad yeeshay
Axad: OCTOBER 16, 2022 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee…
Tababaraha xulka Qaranka ee guusha soo hoyiyay oo farriin u diray Soomaalida
Axad: OCTOBER 16, 2022 Dabaaldeg ayaa xalay ka socday Soomaaliya iyo meelo kale kaddib markii xulka kubadda…