Posted in CIYAARAHA

Isreereebka Russia 2018 vs Wadamada Laatin America

Muqdisho | QOL | March 29, 2016 – Waxa ka soconaya Qaarada Latin America  Lugta hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Ciidammada maamulka Galmudug cashar lama ilaabaan ah ayay u dhigeen cadowga”

Muqdisho, 28 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Kampala ka furay kulan howleedka diyaarinta qorshayaasha golaha ee kalfadhiga 8aad

Kampala | QOL | March 28, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay

Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska

Muqdisho,29 March 2016: Rag gaaraya toddobo  Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia

Muqdisho,29 March 2016: Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hogaaminayo Odawaa oo saaka ku sii jeeda Jowhar

Muqdisho,29 March 2016: Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ay qeyb ka yihiin Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Horyaalka Soomaaliya oo maraya meertadiisii 13 ee wareega 2

Muqdisho | QOL | March 28, 2016 – Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya 2015-2016 ayaa maraya Meertadiisii 13…

Posted in NEWS in ENGLISH

With all these shenanigans, is there any hope for Somalia?

 Muqdisho,28 March 2016: In Summary It is believed that Italian journalist Iliara Alpi’s discovery of a “guns-for-waste” trade…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Somali Canadian ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho,28 March 2016: Kooxo Hubeysan ayaa xalay Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaali Canadian ah, kaasoo lagu dhex toogtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadahadalada dhanka siyaasada oo lagu baaqay in Al-Shabaab lagu soo daray

Muqdisho,28 March 2016: Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in Wadahadal lala furo Xarakada Al-shabaab,gaar ahaan …

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan DF Somalia oo sheegay in Wabiga Shabelle ay Itoobiya leexsatay

Muqdisho,28 March 2016:Max’ed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Hiddaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya  ayaa sheegay in Dowladda…